12 Oct 2024, 08:40 UTC341 views3 reactionsread 7 August 2026 Slide 1: Hordhaca Internet-ka
Title: "Sida Internet-ka U Shaqeeyo"
Content:
Internet-ka waa shabakad ballaaran oo kombuyuutarro isku xiran oo wada xiriira.
Dadka waxay internet-ka ka galaan si ay uga helaan xog goobaha iyo barnaamijyada kala duwan ee caalamka.
Waxan sharxi doonaa sida xogta uga soo baxdo qalabkaaga una socoto server-ka kadibna ugu soo noqoto.
Slide 2: Talaabada 1 - Adeegsadaha wuxuu dirayaa c…
❤2👍1
13 Sept 2024, 10:50 UTC281 views1 reactionsread 7 August 2026 Html Part 🖐
<!DOCTYPE html>
<html lang="en">
<head>
<meta charset="UTF-8">
<meta name="viewport" content="width=device-width, initial-scale=1.0">
<meta http-equiv="X-UA-Compatible" content="ie=edge">
<title>Login Page</title>
<link rel="stylesheet" href="./style.css">
</head>
<body>
<div class="container">
<div class="header">
<h2>Create Account</h2>
</div>
<form id="form" class="form">
<di…
👍1
13 Sept 2024, 10:50 UTC290 viewsread 7 August 2026 if (emailValue === '') {
setErrorFor(email, 'Email cannot be blank');
} else if (!isEmail(emailValue)) {
setErrorFor(email, 'Not a valid email');
} else {
setSuccessFor(email);
}
if (passwordValue === '') {
setErrorFor(password, 'Password cannot be blank');
} else {
setSuccessFor(password);
}
if (password2Value === '') {
setErrorFor(password2, 'Confirm password cannot be blank'…
13 Sept 2024, 10:49 UTC164 viewsread 7 August 2026 Video
Login page
16 Aug 2024, 19:36 UTC332 views6 reactionsread 7 August 2026 Waa maxay HashMap ?
Marka jaamacadda laga dhiganayo (Degree/Master) HashMap waa qaybaha algorithm een ardaygu ama macalinku qudhiisuba fahmin. Xitaa mararka qaar programmers iyo Coder ayaad dareemaysaa in ayna si fiican u fahansanayn u jeedkiisa ama qaabka uu u shaqeeyo. Haddaba ku so dhawaw HashMap!
Inta aanad HashMap baran waxa fiican in aad ogtahay sida Array u shaqeeyo. Array[horaan uga hadlaye halkan ka raadi…
❤3👍3
8 Aug 2024, 16:19 UTC317 views1 reactionsread 7 August 2026 def main() -> None:
# badal 'YOUR_TOKEN' waxana galisaa tokenka botkaaga
application = Application.builder().token("your_token").build()
application.add_handler(CommandHandler("start", start))
application.add_handler(MessageHandler(filters.TEXT & ~filters.COMMAND, handle_message))
application.run_polling()
if name == 'main':
main()
❤1
8 Aug 2024, 16:19 UTC359 views1 reactionsread 7 August 2026 from telegram import Update
from telegram.ext import Application, CommandHandler, MessageHandler, filters, ContextTypes
# Function to convert name to Japanese pronunciation
def convert_to_japanese_pronunciation(name: str) -> str:
name = name.lower()
double_letter = ("aa","bb","cc","dd","ee","ff","gg","hh","ii","jj","kk","ll","mm","nn","oo","pp","qq","rr","ss","tt","uu","vv","ww","xx","yy","zz")
consonant…
👍1
7 Mar 2023, 02:47 UTC≈1,380 views14 reactionsread 7 August 2026 𝐓𝐢𝐥𝐦𝐚𝐚𝐦𝐨 𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐮 𝐚𝐫𝐤𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐓𝐌𝐋
1. Attributeka la yidhaa “loading =lazy”
Waxa aad u adeegsan kartaa attributekan inaad dib u dhigto loadingka sawirka ilaa uu qofku soo dul istaagayo taasi oo fududaynasa websiteka
<img src="image. jpg' loading='lazy' alt='Alternative Text'>
2. Attributeyada loo isticmaalo Iimaylada, SMSyada, iyo Wicitaanada
<a href-"mailto:{iimaylka}?subject-{subject}&body=Soo dhaw…
👍7🔥6👏1
3 Mar 2023, 10:12 UTC≈1,250 views11 reactionsread 7 August 2026 #summrize
waxaan isku dayaynaa inaa soo koobno Buugaan oo anfacaya aradayda rabta inay bartaan Cilmiga loo Yaqaano Ethical Hacking waxaana rajaynaya inaa waxyaabo badan aad ka faa idi doontaan buugan
Introduction
"Introduction" is the first chapter in the book "Linux Basics for Hackers: Getting Started with Networking, Scripting, and Security in Kali" and provides an overview of the book's content and goals.
In this …
👍9❤2
28 Feb 2023, 13:17 UTC≈1,240 views14 reactionsread 7 August 2026 - Waa Maxay Conditional Call Forwarding?
Arintaan ayaa maanta baraha Bulshada Ee somalida aad uga dhex socotay.
Marka waxaa go aan saday in warbixin yar aan ka diyaariyo xaalada Wadaagista Callka.
Waxaa arkay Dad ka cabanaya TELESOM oo sheegaya inay bilowday CONDITIONAL CALL FORWARDING, waxay la macna thay waa sidan:-
Waxa weeye in hadalkasta oo aad ku hadlaysid uu si shardiyeysan loogu Forward-gareynayo meel kale…
👍12❤1👏1
26 Feb 2023, 14:17 UTC≈1,190 views19 reactionsread 7 August 2026 Browserka ugu badan ee aduunka laga isticmaalaa waa Google Chrome
10kan extension in aad ku isticmaashaa waxa ay kuu fududayn doonaan shaqooyin badan
1. Evernote web clipper: waxa aad ku dhex save garaysan kartaa linkiyada ama websiteyada aad rabto in ayna kaa lumin ama dibka akhrisato
2. Google translate: waxa ay kuu turjumasaa qoraalka adiga oo aan u baahan websiteka google translate kaliya waxa aad u baahan tah…
👍16🔥2❤1
25 Feb 2023, 21:56 UTC≈1,120 views7 reactionsread 7 August 2026 Arm (advanced risc machine) waa cpu architecture ugu caansan ee
Electronic devices badan ku shaqeeyan sida mobiles , tablets iyo embedded systems badan
Laptops waa soo galay 2020 markay apple soo saartay m1 processor.
Arm dhigiisa x86 waa ka power consumption yar yahay dhanka performance waa kaga fiicanyahay
Hadaba immika hadi sharkad sida apple ama samsung ay rabaan inay samaystaan processor u gaar ah ku shaqeeyna…
🔥5👍1👏1
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @somali_technology. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.