9 May 2026, 17:54 UTC≈8,870 views41 reactionsread 6 October 2026 Inta damacsan iney banaan bax ka qaybqaataan ayagoo aminsan iney kuguleysan doonan rabitaankooda
waxaan leeyahay kajooga 20sano aya kasoo wareegtay
marka uu bilowday dagaal udhexeeya dadka barri isku tiimka ah dagaalkaas markay iskuqaadayeen qolo argagixiso aya loyaqaanay
qolona asha haado ladirir ama murtaddiin lama arag mel ayku heshiiyeen ama aykuwada hadleen
waxaa dhintay kumanaan somaliyeed kuwaatahriibay dalk…
❤24👍14🕊3
8 May 2026, 07:35 UTC≈6,080 views8 reactionsread 6 October 2026 Waxyaabo soo dhaweeya risqiga oo kuu fududeynaya nolosha:
🌷🌿
1. Suuratul baqara maalin walbo:
Joogteynta suuratul baqara waxay kuu sahleysaa umuurahaaga waxayna kaa fogeyneysaa balaayada waxayna ducadaada ka yeeleysaa mid aqbal ah waxaadna ka heleysaa degenaan.
🌿🌷
2. Istiqfaarta:
Ku cel celi adiga oo socda adiga oo fadhiya adiga oo howl haya adiga ayaana arki doono sida ay noloshaada u sahlanaato
🌷🌿
3. Sadaqada haba …
❤8
22 Apr 2026, 21:15 UTC≈6,660 views17 reactionsread 6 October 2026 Qisada inankii shaqada ku helay kadib markuu bilaabay istqfaarka badan
Waxaa jiray inan dhalinyaro ah oo muddo dheer shaqo la’aan ahaa, uu xanahaystay shahaado jaamacadeed. Wuxuu ka raadinayey shaqo meel walba, balse nasiib uma helin. Wuxuu dareemay niyad-jab, wuxuuna bilaabay inuu rajo beelo.
Maalin maalmaha ka mid ah ayuu akhristay Qisaska group ka Facebook Qisas Aldikir qiso qornyeed ka hadliysay fadliga …
❤10🥰7
19 Mar 2026, 19:00 UTC≈6,370 views13 reactionsread 6 October 2026 Eid Mubaarak my family 🌙🤍
Waxaan idin leeyahay Ciid wanaagsan, Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii aan soo gudanay, hana ka dhigo mid miisaanka xasanaadka inoo cusleeya.
Ilaahay ha idin siiyo caafimaad, farxad iyo nolol barwaaqo leh, hana idinka ilaaliyo dhibaato kasta , Qalbiyadeenna ha isku soo dhoweeyo, jacayl iyo midnimo ha ina dhex dhigo.
Ciidan ciideeda kale Allah ha inagu gaarsiiyo bashbash iyo khey…
❤11🥰2
13 Mar 2026, 21:04 UTC≈6,940 views11 reactionsread 6 October 2026 Doqonimo ayaan u arkaa naftayda in aan dalkayga u sadqeeyo, kadibna ubadkaygu diif iyo darxumo ay ku noolaadaan!!!
Ceeb iyo caar ayaan u arkaa geeridayda kadib, xaaskaygu baylah duruufta looga faa'idaysto in ay noqoto!!!
Wadan waxa lagu tilmaamaa deegaanka kaabayaasha nolosha uu muwaadinku ka helo, ee wadan laguma tilmaami karo deegaan geeri iyo silic kugu canqarinaya!!!
Ma aaminsani fikradda nuxurkeedu yahay, dal…
❤6👍5
5 Mar 2026, 17:03 UTC≈6,420 views11 reactionsread 6 October 2026 Yhd maanta aduunka waxay ka wado iyo sida rabto inay u dhaqanto waxay taageero ka heshaa wadamada kirishtanka sida (maraykan iyo ingiriis) oo si xad lahayn taas oo ay ka dambayso aragti diimeed YHD u taqaan shacabkii la doortay ayna ku waajibayso inay taageeraan maamulka ISR.
Marka la eego diinta kirishtanka waxaa Jira laba saddex qayb oo kala ah Orthodox, Catholic iyo Protestantism. Tan iyo qaadidii nabi ciise kiri…
❤11
4 Mar 2026, 03:41 UTC≈5,340 views14 reactionsread 6 October 2026 Dadka ugu xun ee aad la macaamili karto waa kuwa xoqda kaarka dulmanaha ah, ee iska dhiga inay yihiin dulmane joogto ah noloshooda oo dhan. U fiirso, intay ku soo dhibateeyaan, ku soo dhacaan, dadkana soo xumeeyaan, bay haddana iska dhigayaan inay dulmanayaal yihiin, bulshadeenuna waa kuwa ugu badan ee sameeya dhaqankaas.
Waxyaabaha kuu caddaynaya inay been sheegayaan: isla xisaabtan ma ogola, inay qaldan yihiin ma …
❤14
1 Mar 2026, 09:41 UTC≈5,190 viewsread 6 October 2026 Forwarded from @RajaawiBooksFile
File, posted without a caption
1 Mar 2026, 09:38 UTC≈6,010 views9 reactionsread 6 October 2026 Photo
Photo, posted without a caption
❤9
26 Feb 2026, 17:14 UTC≈6,130 views20 reactionsread 6 October 2026 Video
Imtixaanada adduunka sida looga baxo.
❤20
26 Feb 2026, 01:44 UTC≈6,980 views24 reactionsread 6 October 2026 Fadliga Istiqfaarka Ka Hor Salaadda Fajarka
Alle SWT wuxuu si gaar ah u ammaanay dadka ku dadaala istiqfaarta waqtiyada habeenkii qeybtiisa danbe gaar ahaan inta aan la gaarin salaadda fajarka. Waa waqti barakada naxariista iyo cafiska Alle si gaar ah u furanyahay
Alle wuxuu Qur’aanka ku yiri:
"وَبِالْأَسْحَارِ هُمْ يَسْتَغْفِرُونَ"
(Suuradda Aali Cimraan 3:17)
Waxay ahaayeen kuwo istiqfaarta Alle waydiista xilliya…
❤22🕊2
25 Feb 2026, 16:31 UTC≈8,640 views36 reactionsread 6 October 2026 Al-Baqara: Suuraddan dadku siyaabo kala duwan ayay uga faa’iidaystaan. Anigana waxaan akhrinayay muddo 11 sano laga joogo markii aan bilaabay. Markii aan bilaabayay hanti iyo adduun-doon kuma aanan bilaabin, hammi noocaas ahna iguma jirin. Waxaan ahaa gabar yar oo jecel inay tijaabiso wax kasta oo kheyr ah oo ay dadka ka maqasho, si ay u ogaato faa’iidadiisa.
Suuraddan faa’iidada aan ka arkay iyo waxa aan kala kulma…
❤36
Showing the 12 most recent of 18 posts we hold for @shimamuinvest. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.