16 Dec 2025, 18:16 UTC≈2,240 views36 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @Faafinta_khayrkaPhoto
Sheekh Cabdinaasir Xuseen Mufasirkii deegaanka oon lasoconay waayahanba inuu xanuunsanaa, ayaan booqnay ani iyo saddex nin oon saaxiibo nahay, runtii sheekhu aad ayuu u xanuunayaa sidii horana wuu soo yara dhaamaa ayay dheheen ehelku, sanka NG tube ayaa oga jira, dhuuntana tuubo candhuufta kasoo saraaysa, dhinaca midig waa shaqa gabay, walow uu sidii hore xagga dhaqaaqa yara dhaamo.
Sida uu Nabi Maxamed NNKH inoo…
❤31💯4👍1
19 Jul 2025, 09:44 UTC≈3,790 views28 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @tafsiirsheekhcabdinasirPhoto
Waxaa si rasmiya loo guda galay lacag uruurintii Sheekh Cabdinaasir si dhakhtar dalka dibadiisa ah loo geyeo. Waxaa hakadka ilaa shalay keenay hawshii soo koradhay oo ay xalay ka hadleen ehelka Sheekha, soona dhaqeeyene in sheekha dhakhtarkiisa.
Kaga qayb qaata Akoonada hoose. Sheekha waxaa loo qaadaya Thailand. Akoonada waxa aku qoran Sheekh Axmed Abi Mataan. Qof walba ha kaga qayb qaato. Abbaalku dadka ku lahaa ha…
❤27👍1
30 Mar 2025, 10:11 UTC≈4,750 views14 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @Faafinta_khayrkaPhoto
Cid Mubarak ehel iyo asxaaba farxad ku ciida 💟
عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمالل اللهم أهلّه علينا باليُمن والإيمان ، والسَّلامة والإسلام، ربي وربك الله
❤14
11 Sept 2024, 18:45 UTC≈7,210 views32 reactionsread 7 August 2026 File
Android
Appka Tafsiirka Quraanka kariimka
Horay waxaan u soo galinay Play Store Hadda kuma Jiro
Waxa uu leeyahay button Download
Kadib Offline ayuu kuugu Shaqaynayaa
#apk_Share
👍20❤9👏3
Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan pinned «TAFSIIRKA QURAANKA SH CABDINAASIR XUSEEN CUSMAAN Xafidahullaah TAFSIIR HORE Tabo Halka ay Hizb Ku Qorantahay ╭────── • ◈ • ──────╮ 📕Juz 01: 📖 Hizb 01 | 📖 Hizb 02 📕Juz 02: 📖 Hizb 03 | 📖 Hizb 04 📕Juz 03: 📖 Hizb 05 | 📖 Hizb 06 📕Juz 04: 📖 Hizb 07 …»
11 Sept 2024, 15:46 UTC≈9,550 views40 reactionsread 7 August 2026 TAFSIIRKA QURAANKA
SH CABDINAASIR XUSEEN CUSMAAN
Xafidahullaah
TAFSIIR HORE
Tabo Halka ay Hizb Ku Qorantahay
╭────── • ◈ • ──────╮
📕Juz 01: 📖 Hizb 01 | 📖 Hizb 02
📕Juz 02: 📖 Hizb 03 | 📖 Hizb 04
📕Juz 03: 📖 Hizb 05 | 📖 Hizb 06
📕Juz 04: 📖 Hizb 07 | 📖 Hizb 08
📕Juz 05: 📖 Hizb 09 | 📖 Hizb 10
📕Juz 06: 📖 Hizb 11 | 📖 Hizb 12
📕Juz 07: 📖 Hizb 13 | 📖 Hizb 14
📕Juz 08: 📖 Hizb 15 | 📖 Hizb 16
📕Juz 09: 📖 Hizb 17 | …
❤20👍17💯3
1 May 2023, 09:18 UTC≈12,400 views74 reactionsread 7 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
❤37👍22🎉5💯5🥰5
1 May 2023, 09:18 UTC≈11,400 views27 reactionsread 7 August 2026 Photo
Habeenkii xalay ahaa waxaa halkiisii laga sii waday Tafsiirka Sheekh Cabdinaasir Xuseen oo marayay Juska 12aad waxaad mooddaa mahee wayba tahye in loo hamuum qabay lana sugi la'aa darsiga sheekha Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad ha siiyee, kor iyo hoosba masaajidka waa la buux dhaafiyay, rag, dumar, ciroole iyo caruurba darsigan dhagysigiisa looma kala hadhin. Wuxuu yidhi Sheekh Cabdinaasir: " Magaalada Jig-Jiga da…
❤12👍7🥰5💯3
20 Apr 2023, 18:29 UTC≈8,400 views17 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @Faafinta_khayrkaPhoto
Ciid wanaagsan dhammaan walaalaha meel kastood joogtaan. Ilaahay sw haynaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd een soo qabanay. Ramadaanka danbana nabad iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo..
#عيــد_الفطــر_المبــــارك ..🎉🎀
ڪُلّ عـــام وَ قلوبڪم تنبضُ حُـبّاً وفرحاً ..
ڪُلّ عـــام وَ الطمأنينـۂ وَ السـلام تطـوق ٲرواحڪم .. تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. 🎈
#عيدڪُـم_سعيــــــد ..💞
❃══…
❤14🥰2👍1
17 Apr 2023, 15:57 UTC≈7,370 views17 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @Faafinta_khayrkaPhoto
Waa habeenkii!
Caawa waa 27 Ramadan, waa habeenka ugu rejada badan in uu yahay habeenka Laylatul qadriga. Saxaabada qaar ka mid ah sida Ubaya bin Kacab ayaana ku dhaaran jiray.
Wax la qabto habeenkaas waxa ugu qiimo saddex cibaado, Salaad, Qur’aan iyo Duco, saddexdaasna waa la isu keeni karaa haddii Quraanka lagu tukanayo la dheereeyo, sujuuddana la dheereeyo oo ducada la badiyo.
Ilaahay ha inna aqbalo, habeenkann…
👍9❤8
26 Nov 2022, 13:51 UTC≈14,300 views36 reactionsread 7 August 2026 Waraysi Shekh Cabdinaasir, waxaa waraystay wariye Farax Cabdiqadir
https://www.facebook.com/100022213162471/posts/1068117843938644/?flite=scwspnss&mibextid=wx9SN25LKydg897I
👍22❤6🥰4🎉2💯2
20 Nov 2022, 12:25 UTC≈9,860 views34 reactionsread 7 August 2026 Asc ardayda qolkan ku jirta ee Cashirka ku taxan, qolka kale ee taxanaha ayaa Cashirka socda la soo galiyaa, saa ula socda walalaaha.
Waakan
👇
https://t.me/tafsiirsheekhcabdinasir
👍27❤4🥰3
Showing the 12 most recent of 13 posts we hold for @shabdinasir. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.