1 Sept 2026, 08:49 UTC109 views2 reactionsread 7 September 2026 Photo
🅱🅸︎🆂︎🅷︎🅰︎🅰︎🆁︎🅾︎🎉
برنامج نور العلم
Barnaaminka nuurul cilmi 🦋
𝗗𝘂𝗳𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝟐𝗮𝗮𝗱 𝙀𝗲 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐍𝐔𝐔𝐑𝐔𝐋 𝐂𝐈𝐋𝐌𝐈,
𝗢𝗼 𝗮𝗵 𝗗𝗮𝘄𝗿𝗼-𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗵𝗮𝗯 𝙁𝙤𝙜𝙖𝙖𝙣 𝙖𝙧𝙖𝙜 (𝗼𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲) 𝗮𝗵, 𝗸𝘂𝗻𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐤𝐡𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐚𝐜𝐚 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐤𝐡𝐥𝐚𝐚𝐪𝐝𝐚 (𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧𝐤𝐚) 𝗼𝗼 𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗶𝗻𝗮𝘆o
🏷𝙎𝙝 𝘿𝙧. 𝙓𝙖𝙨𝙖𝙣 𝙢𝙖𝙘𝙖𝙡𝙞𝙣 𝘿𝙖𝙖𝙪𝙪d
Ardayda dhamaystay wxy leyhy :
𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗿𝗮𝘀𝗺𝗶 𝗮𝗵 𝐢𝐲𝐨 [ 𝐢𝐣𝐚𝐚𝐳𝐨 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝] 𝗼𝗼 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗴𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗮 𝘀𝗶𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗼.
🔴𝙢…
❤2
30 Aug 2026, 11:08 UTC126 viewsread 7 September 2026 Forwarded from @dowroyinPhoto
🅱🅸︎🆂︎🅷︎🅰︎🅰︎🆁︎🅾︎🎉
𝗗𝘂𝗳𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝟐𝗮𝗮𝗱 𝙀𝗲 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐍𝐔𝐔𝐑𝐔𝐋 𝐂𝐈𝐋𝐌𝐈,
𝗢𝗼 𝗮𝗵 𝗗𝗮𝘄𝗿𝗼-𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗵𝗮𝗯 𝙁𝙤𝙜𝙖𝙖𝙣 𝙖𝙧𝙖𝙜 (𝗼𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲) 𝗮𝗵, 𝗸𝘂𝗻𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐤𝐡𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐚𝐜𝐚 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐤𝐡𝐥𝐚𝐚𝐪𝐝𝐚 (𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧𝐤𝐚) 𝗼𝗼 𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗶𝗻𝗮𝘆o
🏷𝙎𝙝 𝘿𝙧. 𝙓𝙖𝙨𝙖𝙣 𝙢𝙖𝙘𝙖𝙡𝙞𝙣 𝘿𝙖𝙖𝙪𝙪d
Ardayda dhamaystay wxy leyhy :
𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗿𝗮𝘀𝗺𝗶 𝗮𝗵 𝐢𝐲𝐨 [ 𝐢𝐣𝐚𝐚𝐳𝐨 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝] 𝗼𝗼 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗴𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗮 𝘀𝗶𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗼.
🔴𝙢𝙪𝙙𝙖𝙙𝙖 𝙖𝙮 𝙨𝙤𝙘𝙤𝙣𝙖𝙮𝙨𝙖 𝘿𝙤𝙬𝙧𝙖𝙙𝙪 𝙬𝙖𝙖 : 𝟏𝟖 𝙗𝙞𝙡𝙤𝙤𝙙
…
27 Aug 2026, 19:15 UTC182 viewsread 7 September 2026 Photo
📚🌿 OGAYSIIS MUHIIM AH
📖 دورة نور العيون في السيرة النبوية ﷺ
المستوى الثاني من دورة أساسيات السيرة النبوية
Alxamdulillaah, waxaan idiin bilaabaynaa heerka labaad ee koorsada Siirada Nabiga ﷺ.
📕 Kitaabka: نور العيون في تلخيص سيرة الأمين المأمون ﷺ
🗓 Bilowga: Khamiis, 27 Agoosto 2026
📅 Maalmaha: Khamiis iyo Jimco
⏰ Waqtiga: 9:00 subaxnimo
⏳ Muddada: 2 bilood
🎁 Koorso: BILAASH (FREE)
🎥 Casharrada: Live iyo kuwo duuba…
24 Aug 2026, 04:18 UTC209 viewsread 7 September 2026 Forwarded from @tazkiya22
Muxaadaraad ku Saabsan ilaahay Barashadiisa
📍Soomali
Muhiimada Ay Leedahay Barashada Magacyada Illaahay Qaybtii 1aad Sh.Dirir
Mihiimada Ay Leedahay Barashada Magacyada Illaahay Qaybtii 2aad Sh.Dirir
Baro sifaadka Rabbi
Muxaadaro Cusub || Sh Mustafe Xaaji || ILAHAY oo si dhab ah loo garto
Magacyada Ilaaheey || Sh Dirir
Waxaan Bartay Allah, Noloshayduna Way Isbeddeshay
📍Carabi
معرفة الله | الحلقة ١ | الشيخ ا…
23 Aug 2026, 08:09 UTC167 viewsread 7 September 2026 Forwarded from @dowroyinPhoto
🅱︎🅸︎🆂︎🅷︎🅰︎🅰︎🆁︎🅾︎🎉
𝗪𝗮𝘅𝗮𝙖 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂
𝗯𝙞𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗰𝘂𝗹𝘂𝘂𝗺𝘁𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝗯𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗗𝘂𝗳𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 2𝗮𝗮𝗱 𝙀𝗲 𝘿𝘼𝙒𝙍𝘼𝘿𝘼 𝙁𝙄𝙌𝙃𝙄𝙂𝘼 𝙀𝙀 𝙏𝘼𝙎𝙄𝙄𝙇𝙄𝙂𝘼, 𝗢𝗼 𝗮𝗵 𝗗𝗮𝘄𝗿𝗼-𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗵𝗮𝗯 𝙁𝙤𝙜𝙖𝙖𝙣 𝙖𝙧𝙖𝙜 (𝗼𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲) 𝗮𝗵, 𝗸𝘂𝗻𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗳𝗶𝗾𝗶𝗴𝗮 𝙨𝙝𝙖𝙖𝙛𝙞𝙘𝙞𝙜𝙖, 𝗼𝗼 𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼
🏷𝙎𝙝 𝘿𝙧. 𝙓𝙖𝙨𝙖𝙣 𝙢𝙖𝙘𝙖𝙡𝙞𝙣 𝘿𝙖𝙖𝙪𝙪𝙙
📌SI AAD UGA MID NOQOTID ARDAYDA KU YAXMAYSA CASHIRADA DOWRADA HALKAAN ISKA DIIWAANGALI
𝑭𝒐𝒐𝒎𝒌𝒂 𝑫𝒊𝒊𝒘
17 Aug 2026, 14:02 UTC246 viewsread 7 September 2026 Forwarded from @dowroyinPhoto
🔴Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Waxaa bilaabatay Diiwaangalinta Dufcadii 2aad
Barnaamijka_Sanaacatu_Almufasiriin
📌is diwaangalintu wa Free
🏷Halkaan iska Diiwaangali
https://forms.gle/xMcniTWFiQGNhM9n7
🏷Kadib Kubiir Channelkaaan Hoose Duruusta 👇
https://t.me/sanaacatulmufasiriin2
16 Aug 2026, 09:13 UTC298 viewsread 7 September 2026 Forwarded from @dowroyinPhoto
🅱🅸︎🆂︎🅷︎🅰︎🅰︎🆁︎🅾︎🎉
𝗗𝘂𝗳𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝟐𝗮𝗮𝗱 𝙀𝗲 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐍𝐔𝐔𝐑𝐔𝐋 𝐂𝐈𝐋𝐌𝐈,
𝗢𝗼 𝗮𝗵 𝗗𝗮𝘄𝗿𝗼-𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗵𝗮𝗯 𝙁𝙤𝙜𝙖𝙖𝙣 𝙖𝙧𝙖𝙜 (𝗼𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲) 𝗮𝗵, 𝗸𝘂𝗻𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐤𝐡𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐚𝐜𝐚 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐤𝐡𝐥𝐚𝐚𝐪𝐝𝐚 (𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧𝐤𝐚) 𝗼𝗼 𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗶𝗻𝗮𝘆o
🏷𝙎𝙝 𝘿𝙧. 𝙓𝙖𝙨𝙖𝙣 𝙢𝙖𝙘𝙖𝙡𝙞𝙣 𝘿𝙖𝙖𝙪𝙪d
Ardayda dhamaystay wxy leyhy :
𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗿𝗮𝘀𝗺𝗶 𝗮𝗵 𝐢𝐲𝐨 [ 𝐢𝐣𝐚𝐚𝐳𝐨 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝] 𝗼𝗼 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗴𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗮 𝘀𝗶𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗼.
🔴𝙢𝙪𝙙𝙖𝙙𝙖 𝙖𝙮 𝙨𝙤𝙘𝙤𝙣𝙖𝙮𝙨𝙖 𝘿𝙤𝙬𝙧𝙖𝙙𝙪 𝙬𝙖𝙖 : 𝟏𝟖 𝙗𝙞𝙡𝙤𝙤𝙙
…
14 Aug 2026, 13:56 UTC339 views0 reactionsread 7 September 2026 Akadeemiyada Itqaan waxay iclaaminaysaa dowradii ( koorsadii) Tajwiidka ahayd dufcadeeda 9️⃣oo bilaaban doonta bisha 8️⃣ In shaa Allaah.
Dowradan waxaa ka faa’iidaysan kara:
1. Qofka aan waligiis Tajwiid dhiganin.
2. Qofka horay u dhigtay Tajwiidka balse illaaway.
Dowradu waxay iskugu jirtaa:
1. Tajwiid si camali ah (tababar iyo akhris).
2. Tajwiid si nadari ah (casharro iyo faham).
Ardayga waxaa laga rabaa go’…
1 Aug 2026, 05:15 UTC382 viewsread 7 September 2026 Forwarded from @dowroyinPhoto
Ogaysiis Muhiim ah
Bilaabashada Dowrada Aqriska iyo Qoraalka
🔴Dowradu wa Free ka Faidayso wll
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan dadka danaynaya in ay bilaabanayso Dowrada Aqriska iyo Qoraalka oo ay qabanayso:
أهل الأثر للدراسات القرآنية والعلوم الشرعية والعربية
🗓 Maalmaha: Talaado iyo Arbaco
⏰ Waqtiga: 2:00 p.m
📅 Taariikhda bilaabashada: 4 August 2026
🌐 Habka waxbarashada: Online
⏳ Muddada dowrada: 3 bilood
📞 Isd…
29 Jul 2026, 16:09 UTC441 views1 reactionsread 7 September 2026 Photo
🚫 DIGNIIN!
Waxa jira golayaal (WhatsApp)ah oo magaca barnaamijka Zaad Al Mufasiriin lagu sameeyay oo dadka lagu ururinayo.
Waa been-abuur golayaashaasi, maamulka barnaamijkuna shaqo kuma laha.
Xogta iyo ogeysiisyada rasmiga ah ee barnaamijka waxaad kala socotaan boggiisa Facebooka iyo mareegaha kala duwan ee xarunta Ishraaq.
https://www.facebook.com/share/1NVrKMVpMm/?mibextid=wwXIfr
https://t.me/IshraqCenter
❤1
29 Jul 2026, 13:35 UTC387 viewsread 7 September 2026 Photo
Ogaysiis Muhiim ah
Bilaabashada Dowrada Aqriska iyo Qoraalka
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan dadka danaynaya in ay bilaabanayso Dowrada Aqriska iyo Qoraalka oo ay qabanayso:
أهل الأثر للدراسات القرآنية والعلوم الشرعية والعربية
🗓 Maalmaha: Talaado iyo Arbaco
⏰ Waqtiga: 2:00 p.m
📅 Taariikhda bilaabashada: 4 August 2026
🌐 Habka waxbarashada: Online
⏳ Muddada dowrada: 3 bilood
📞 Isdiiwaangelin: +252 61 3314399
ht…
27 Jul 2026, 15:37 UTC369 viewsread 7 September 2026 Akadeemiyada Itqaan waxay iclaaminaysaa dowradii ( koorsadii) Tajwiidka ahayd dufcadeeda 9️⃣oo bilaaban doonta bisha 8️⃣ In shaa Allaah.
Dowradan waxaa ka faa’iidaysan kara:
1. Qofka aan waligiis Tajwiid dhiganin.
2. Qofka horay u dhigtay Tajwiidka balse illaaway.
Dowradu waxay iskugu jirtaa:
1. Tajwiid si camali ah (tababar iyo akhris).
2. Tajwiid si nadari ah (casharro iyo faham).
Ardayga waxaa laga rabaa go’…
Showing the 12 most recent of 19 posts we hold for @khayrka780. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.