2 Jun 2026, 19:24 UTC≈44,900 views10 reactionsread 26 September 2026 Photo
Asalaamu Caleyskum, 🙌
Marka koowaad waxaan rajeenaa inaad dhamaantiin Caafimaad qabtaan, marka labaad waxaan idinka raali-gareynaa in aan muddo ka maqnaa halkaan oo aan waxba idin kula wadaagin sababo jiro awgeed, si gaar ah YouTube-keena oo in ku dhaw 1 sano aanan waxba soo dhigin.
Waxaa rajeenaa hadee arimaha jiro iska dhamaadan inaan dib isugu soo laabano. INSHA’ALLAH
Intaas ka dib waxaan ka Mahacelinaa sida wa…
❤6👏2🙏2
20 Mar 2026, 06:57 UTC≈37,400 views8 reactionsread 26 September 2026 Photo
Ciid Mubaarak! 🌙 عيد سعيد
Ilaahay ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii Ramadaanka 🤲, hana inagu barakeeyo farxad iyo nabad.😍🤝🙏
اللهم تقبل منا صيامنا وقيامنا واغفر لنا وتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga
❤8
6 Mar 2026, 11:15 UTC≈48,500 views7 reactionsread 26 September 2026 Photo
Ramadan + Jumco Mubarak.
Waxaan isku dardaarmeynaa inaan ka wada faaideysano Bishaan Barakeysan oo Acmaasha qeyrka ah ee aan sameyno aan laba-laabno.
👆
Dhamaanteen Allaha nala kulmiyo habeenka ka kheyrka badan 1000-ka bilood ee [Laylatul Qadar]. Amen Amen 🤲🤲
#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga
❤5👏2
15 Jan 2026, 08:36 UTC≈35,500 views7 reactionsread 26 September 2026 Photo
Isbuuc guuleed = Mustaqbal guuleed ✅💪
Waxaad ogaataa;-
“ Dadaalka aad isbuucaan sameyso inuu Shidaal ku shubaayo guulaha Mustaqbalkaada.”
Haddaba ha dhayalsan waxyaabaha yaryar ee aad sameyso todobaadkii, kuwaas oo kor u qaadayaan Riyooyinkaada, Aqoontaada & walibo waxkasta oo aad jeceshahay in Mustaqbalka kuu wanaagsanaadaan.
Maalin Wanaagsan dhamaantiin.
#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga
❤4💯2👏1
4 Jan 2026, 09:27 UTC≈25,700 views9 reactionsread 26 September 2026 Photo
Marxalado badan oo dhib ah ayaa la kulmeysaa, taas oo mararka qaar aad is dhiibi karto!!, Laakiin waxaad ogaataa adduunyada oo dhan waa imtixaan.
“Adkeyso, waligaana ha quusan.”
#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga
❤7💯1🙏1
31 Dec 2025, 10:33 UTC≈21,900 views5 reactionsread 26 September 2026 Photo
“Aamusnaantu ma aha tabar-darro, ee waa xilli fikirku is abaabulaayo..”!!
Maalin wanaagsan Aqyaarta.
#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga
💯3❤1👏1
23 Dec 2025, 09:20 UTC≈19,200 views11 reactionsread 26 September 2026 Photo
Baraarujinta Maanta waa ha is dhigan
Horaa waxaa loo yiri;
“Dadaalkaada inta uu la egyahay ayaad mirihiisa guranee!!”
🎯✅
Waxaad ogaataa waxwalba oo qurux badan oo aad aragto, waxaa loo soo maray dhib iyo culees badan;- The greatest rewards are often the result of the greatest challenges.👈✍🏻
Maalin Wanaagsan Saaxiibayaal.
#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga
❤9👍1💯1
10 Dec 2025, 08:27 UTC≈28,000 views8 reactionsread 26 September 2026 Photo
Howl maalmeydkaada ka dhigo wax aad jeceshahay ku caajiseen!!
Dabeecada ugu wanaagsan ee qof ku noolaan karo si Noloshiisa ugu Qurux badnaato waa;
“Ka shaqeey howl aadan dhib iyo culees u arkeenin inaad maalin walba qabato!”
Yacni howl aad ku raaxeysaneysid ka shaqeynteeda.
Maalin Wanaagsan Saaxiibayaal.
#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga
❤6👏1💯1
26 Nov 2025, 08:39 UTC≈20,700 views10 reactionsread 26 September 2026 Photo
Guusha dhab ah waa inaad Guuldareysataa!!
Waxaa jirta Oraah dhaheysa;
“Mararka qaar waa in naftaada aad u ogolaataa inee Guuldarada qaadato! Sababtoo ah guul darada waxee ku bartaa waxa qaldan! (Meeshaas ayaad ka ogaaneysaa waxa aanan shaqeeynin ama laga libin keeni karin).”
Taas-na waa Guusha dhabta ah.
Original Quote; Give yourself permission to fail. Failure teaches you what doesn't work, so you can figure out …
❤9💯1
25 Nov 2025, 06:44 UTC≈26,600 views8 reactionsread 26 September 2026 Photo
Waxaa jirto Oraah dhaheyso:
“ Haka walwalin ilaa intee ayaad wado qaldan ku socotay (markaa ogaatid kadib), ka leexo oo raac mida saxan ee aad aragtid”.
Original Quote; No matter how far you've traveled in the wrong direction, it's never too late to turn around.
Maalin Wanaagsan Saaxiibayaal 🙌
#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga
💯5❤2👏1
29 Oct 2025, 05:03 UTC≈40,900 views10 reactionsread 26 September 2026 Video
Muuqaalkaan wuxuu kusiinaa Cashir muhiim ah, kaas oo aadan ku baraneynin Jaamacadaha iyo Iskuullada aad dhigataan!
Dadaalka Naftaada iyo sidaa xiliyada adag uga badbaadi laheyd qofkale haka sugin.
Aduunyada dadka waxee ku jeclaadaan xiliyada ee Nolosha kuu qurxan tahay kaliyah.
Subax wanaagsan dhamaantiin.
#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga
💯7❤3
11 Oct 2025, 11:00 UTC≈48,700 views12 reactionsread 26 September 2026 Photo
Maalinkasta Macno ayee leedahay!!
Inta aad nooshahay waxaa kuu dhalanaayo maalmo badan xaalado kala duwan iyo meelo kala duwan, dhamaantood u qaabil sidee kugu soo maraan.
Waxaa la dhahay:-
“Maalmaha wanaagsan waxee ku siiyaan Farxad, taas cagsigeeda maalmaha dhibka iyo culeeska ahna waxaa laga helaa Qibrad!”
Guud ahaan maalmahii xumaay ee kusoo maray Cashiro ka qaado, taas badalkeedana maalmahaagii fiicnaa ee aya…
❤6👏3🙏2💯1
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @kaalintechnology. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.