7 Aug 2026, 08:36 UTC742 views29 reactionsread 7 August 2026 “Sacuudiga wuxuu qaadi doonaa dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah si uu uga hortago gardarro kasta,” ayuu yiri sarkaalka ay xigatay CNN.
Wuxuu intaa ku daray , Sacuudigu wuxuu ogaaday kulamo dhex maray Ciraaqiyiin, Xuutiyiin iyo xubno ka tirsan ciidanka ilaalada kacaanka Iiraan, iyo sidoo kale dhaqdhaqaaqyo la xiriira diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaallo.Wuxuu sheegay in bartilmaameedyada suuragal…
👍12❤5👏4😢3✍2😁2🤣1
7 Aug 2026, 08:36 UTC728 views26 reactionsread 7 August 2026 Photo
Hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da iyo hay’addo kale oo sirdoon oo dalalka Bariga Dhexe ah ayaa ku wargeliyay Sacuudiga inuu jiro qorshe ay diyaarinayaan dhammaan kooxaha ay Iiraan taageerto ee ku sugan Bariga Dhexe oo ay ugu horreeyaan Xuutiyiinta Yemen iyo kooxaha Ciraaq , kuwaasoo weerarro badan oo wadajir ah diyaarinaya inay ku qaadaan gudaha Sacuudiga, iyadoo weerarradan la sheegay inay hagayaan ciidanka Il…
👍11😁7🤬3✍2🤣2❤1
7 Aug 2026, 03:10 UTC924 views45 reactionsread 7 August 2026 Photo
Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa soo bandhigay Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan inay maanta ku kala saxiixan doonaan gudaha Sacuudiga heshiis difaac oo wadajir ah, kaasoo lagu sheegay heshiiskii u sarreeyay ee difaac oo ay wada galayaan saddexda dal ee loo arko quwadaha ugu weyn dalalka Muslimka ah, balse lama helin faahfaahin ku saabsan heshiiskan iyo inuu gaarsiisanyahay difaac wadajir ah oo u dhigma kan isbahays…
❤26👍9✍6🔥3🫡1
6 Aug 2026, 20:56 UTC≈1,030 views28 reactionsread 7 August 2026 Fiiro gaar ah;
Booqashadan waxay ku soo beegmaysaa xilli Sacuudigu uu dhisayo isbahaysi difaaca badda ah oo lagu ilaalinayo marinnada muhiimka ah ee Badda Cas, Bab al-Mandab iyo Gacanka Cadmeed, iyadoo ay jiraan hanjabaado ka imaanaya Xuutiyiinta Yemen.
Turkiga iyo Pakistan ayaa ka mid ahaa 14 dal oo taageeray hindisahaas.
Saddexda dal, oo ay weheliso Masar, ayaa sidoo kale xoojinaya iskaashi loo yaqaan R-4, kaas …
👍18❤5✍4👏1
6 Aug 2026, 20:56 UTC967 views24 reactionsread 7 August 2026 Photo
Madaxweynaha Turkiga,Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho hal maalin ah berri ku tagi doona Sacuudiga, halkaas oo uu kulan saddex geesood ah kula yeelanayo Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed bin Salmaan iyo Ra’iisul Wasaaraha Pakistan,Shehbaz Sharif oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Pakistan, Jen. Asim Munirz, sida ay werisay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu.
Kulanka ayaa diiradda lagu saari doonaa amniga gobolka, kh…
✍14❤7🤔2👍1
6 Aug 2026, 20:11 UTC≈1,020 views45 reactionsread 7 August 2026 Ruuxaani ayaa sheegay in fikraddan aysan ahayn mid cusub, balse ay soo jirtay tan iyo sannadkii 2004. Wuxuu xusay in hoggaamiyihii sare ee Iiraan, Cali Khamenei oo lagu dilay weerar ay horraantii sannadkan fuliyeen Mareykanka iyo Israa’iil,uu u sheegay in qof uu u soo jeediyay in fagaaro weyn laga dhiso magaalada Tehran, si loogu diyaariyo goob uu Imaam Mahdi khudbad uga jeediyo marka uu soo baxo.
Sida uu Ruuxaani s…
❤26🤔12✍3👍3🤣1
6 Aug 2026, 20:11 UTC≈1,020 views35 reactionsread 7 August 2026 Photo
Madaxweynihii hore ee Iiraan, Xasan Ruuxaani ayaa maanta sheegay in gudaha Iiraan ay ka jiraan kooxo mayal adag oo aaminsan in sii hurinta dagaalladu ay dedejin karto soo bixitaanka Mahdiga.
😁13❤9😐5👀4✍3👍1
6 Aug 2026, 18:32 UTC≈1,100 views57 reactionsread 7 August 2026 Photo
Telefishinka CNN ayaa ku warramay inuu Trump, si weyn uga carooday wararka ku saabsan hoos u dhaca kaydka gantaallada Mareykanka inay bannaanka u soo baxaan. Wuxuu rumeysan yahay in arrintaasi ay Mareykanka ka dhigayso mid u muuqda daciif, xilli uu Iiraan ku cadaadinayo inay miiska wada xaajoodka timaaddo.
Trump wuxuu eedda dusha ka saaray dadkii xogta sirta ah warbaahinta u dusiyay, mana uusan eedeyn xoghayaha daga…
😁44✍4❤3🤮3👍2🤣1
6 Aug 2026, 13:52 UTC≈1,210 views51 reactionsread 7 August 2026 Photo
Xuutiyiinta Yemen ayaa maanta qaaday weerar ballaaran oo ay u adeegsadeen gantaallo ballistic ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn, iyagoo beegsaday saldhigyo ciidan oo ay leeyihiin ciidamada dawladda Yemen ee uu taageero Sacuudiga.
Weerarradan oo ka dhacay gobollada Ma’rib iyo Xadramowt ee Yemen , ayaa sababay dhimashada in ka badan 30 askari iyo saraakiil.
Fiiro gaar ah;
Weerarkan ayaa noqonaya mid ka mid ah weer…
✍25😭15❤9👍1😡1
6 Aug 2026, 12:05 UTC≈1,230 views57 reactionsread 7 August 2026 Photo
Kooxaha ka ganacsada daroogada ee ku sugan dalka Colombia ayaa billaabay kumannaan dagaallame inay u diraan Ukraine , si ay uga barbar dagaallamaan ciidanka Ukraine, iyadoo ujeeddada ay ka leeyihiin lagu sheegay inay doonayaan dagaallamayaal khibrad u leh dagaalka casriga ah ee nidaamyada elektarooniga oo ay ku jiraan adeegsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, sida uu maanta weriyay wargeyska Financial Times.
Warbi…
😁40❤8🔥6✍2🤣1
6 Aug 2026, 04:01 UTC≈1,320 views60 reactionsread 7 August 2026 El-Sayed,haddii uu ku guuleysto doorashada guud ee bisha November, wuxuu noqon doonaa qofkii u horreeyay oo Muslim ah ee taariikhda Mareykanka ka mid noqda Golaha Senate-ka.
Warbaahinta iyo gudaha Mareykanka ayaa aad loo hadal hayaa doorashada hordhaca ah ee Abdul El-Sayed uu ku soo baxay,sabab la xiriirta inuu sidoo kale ka guuleystay kooxda u ololaysa Israa’iil ee AIPAC, kuwaasoo $60 milyan ku bixiyay si looga guu…
❤46✍6👍5😁2🔥1
6 Aug 2026, 04:01 UTC≈1,320 views44 reactionsread 7 August 2026 Photo
Abdul El-Sayed, oo ah dhakhtar 41 jir ah oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Masar, isla markaana marar badan si cad u sheegay Israa’iil inay xasuuq ka wado marinka Qasa ayaa maanta la xaqiijiyay inuu ku guuleystay inuu noqdo musharraxa xisbiga Dimuqraadiga ee ee kursiga Senate-ka Mareykanka ee gobolka Michigan, isagoo doorashada dhacaysa November kursigan kula tartamaya musharraxa ka socda xisbiga Jamhuuriga ee Mike Ro…
❤32✍7👍4🤔1
Showing the 12 most recent of 16 posts we hold for @iManJamaNetwork. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.