24 Mar 2026, 09:43 UTC≈1,340 viewsread 18 August 2026 Photo
Jeeb-weyne ayaa iska iibiyay Bitcoin la Qiima ah $32,820,000 oo dollarka Maraykanka ah .
Bitcoin -ta uu sell gareeyay maanta waxa uu iibsaday bil ka hor . Trade kaas waxa uu ka faa’iday lacag dhan $2,000,000 oo dollar.
Waa u Fadhidaa Gacanta Ustadkan.
Signed The Hassan
24 Mar 2026, 06:59 UTC≈1,330 viewsread 18 August 2026 Photo
Nin halkan ah oo wata wallet tirsigiisu ka bilaabanayo 0x44a1 ayaa sideed bilood ka hor iibsaday 2,500 coin oo Etherium ah lana qiima ah ($9.42M) oo USDT ah .
Maanta ayuu iska iibiyay dhamaan Coins kii Eth ee uu hayay , waxaana uu khasaaray 4.07 milyan lacag u dhiganta.
Hadii aad adi ahaan lahayd ma hayn lahayd Eth mise khasaaraha madaxa baad u dhigan lahayd ?
Signed The Hassan
23 Mar 2026, 09:07 UTC≈1,150 viewsread 18 August 2026 Photo
Nin halkan ah oo lagu magacaabo Machi ayaa trade-yo uu galay ka sameeyay 44.84 Milyan oo faa’ido ah .
Lkn dhibka jira waxaa waaye Naftiisa ayuu xakamayn waayay , waxaana markan uu qaatay Trade -yo indha la'aan ah .
hadda akoonkiisa waxaa ku haray $30,268 oo kaliya , waxaana stoploss ka looga dhacay 335 jeer .
Wali arintan oo kale ama mid u dhow makugu dhacday? Lacag fiican inta samaysay, hadana malagaa celiyay wix…
Signed The Hassan
23 Mar 2026, 07:51 UTC679 viewsread 18 August 2026 Photo
Macalin halkan ah oo Farta ka xidhan waxa uu sell ugu jiraa Dahabka iyo Silver . Makuu sheegaa inta uu faa’ido ahaan ka marayo labadaas Trade .
Waxa uu xariifkan faa’ido ahaan u qabtay $8.45 milyan oo dollarka Maraykanka , walina ma uusan xirin Labada Boos.
Wali faa’ido maka samaysay Dahabka ?
Signed The Hassan
22 Mar 2026, 12:16 UTC606 viewsread 18 August 2026 Photo
Jeeb-weyne looga shakisan-yahay in uu yahay Erik Voorhees ayaa maanta iibsaday 2,012 coin oo Etherium ah lana Qiima ah 4.29 milyan oo USDT ah .
Labadii Asbuuc ee la so Dhaafay Jeeb-weynahan waxa uu 120,252 coin oo Etherium ah lana Qiima ah $260 milyan oo dollarka Maraykanka ah .
Etherium Jeeb-weynayaal badan baa iibsaday asbuuc-yadan.
Signed The Hassan
22 Mar 2026, 07:28 UTC517 viewsread 18 August 2026 Photo
Lacag ka badan $5,000,000,000 ayey khasaari doonaan Dadka ku jira Suuqa Crypto , Hadii Bitcoin ay gaarto 75,000.
Dadka khasaari doona waa kuwa sell -ka ugu jira Suuqa .
Adi maka mid tahay ?
Signed The Hassan
21 Mar 2026, 14:26 UTC505 viewsread 18 August 2026 Photo
Eth
Signed The Hassan
21 Mar 2026, 14:26 UTC468 viewsread 18 August 2026 Photo
BTC
Signed The Hassan
21 Mar 2026, 13:44 UTC410 viewsread 18 August 2026 Photo
Libaax halkan ah oo wallet kiisa uu ka bilaabanayo 0x0833 ayaa furay boos cusub oo Buy ah . Waxa uu iibsaday 125,000 coin oo Link ah lana Qiima ah $1.14 milyan dollarka maraykanka ah .
Horey Trade yo kala duwan oo uu galay oo ah coin ka Link waxa uu ka sameeyay 169K oo dollar .
Markaan Maxaad is-leedahay wuu la kulmi doonaa ?
Signed The Hassan
21 Mar 2026, 07:10 UTC395 viewsread 18 August 2026 Photo
Ka dib muddo Bil ah Tom lee ayaa staking ku sameeyay 94,670 coin oo Etherium ah lana Qiima ah 204 milyan oo dollarka maraykanka ah.
Tirada Guud ee Tom Lee uu ilaa iyo hadda staking ku sameeyay waaa 3,135,185 coin oo Etherium ah lana Qiima ah $6.75 bilyan oo dollarka Maraykanka ah .
Ma jiraa coin aad marna aad staking ku sameysay si aad commission u hesho ?
Signed The Hassan
20 Mar 2026, 15:50 UTC378 viewsread 18 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
Signed The Hassan
20 Mar 2026, 15:10 UTC385 viewsread 18 August 2026 Photo
Shirkadda 21 Capital ayaa 392.19 coin oo Bitcoin ah lana Qiima ah 27.67 milyan ku so dirsaday akoonkooda Bitfinex, ka dib muddo laba bil ah oo bilaa dhaq-dhaqaaq ah .
Signed The Hassan
Showing the 12 most recent of 18 posts we hold for @fxcoaching. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.