26 Aug 2026, 10:01 UTC196 viewsread 3 September 2026 Forwarded from @SYLTEAM10
๐ Tatbith โ Qurโaan Memorization App
Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murฤjaสฟada Qurโaanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) โ nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murฤjaสฟo.
โ
Habab xifdin oo kala duwan
๐ง Qurโaan dhageysi & ku celcelin
๐ Hifdh Method oo nidaamsan
๐ Murฤjaสฟo iyo xifdiga oo la adkโฆ
Signed Abz
24 Aug 2026, 22:40 UTC89 viewsread 3 September 2026 Forwarded from @SYLTEAM10Photo
Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
๐๏ธ๐ฆ๐ฃ๐ข๐ก๐ฆ๐ข๐ฅ๐๐
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aแด
แดษชษด โคท @SomaliAd
Signed Abz
19 Aug 2026, 17:30 UTC263 views1 reactionsread 3 September 2026 Forwarded from @SYLTEAM10Photo
Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
๐๏ธ๐ฆ๐ฃ๐ข๐ก๐ฆ๐ข๐ฅ๐๐
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aแด
แดษชษด โคท @SomaliAd
โค1
Signed Abz
29 Jul 2026, 19:32 UTCโ1,110 views2 reactionsread 3 September 2026 ุงูุณููููููููููููุงู
ุนููููููููููููููู
ูุฑุญู
ุฉ ุงููู ูุจุฑูุงุชูููููููููููู ููููููููููููุงุงุฎูุงูู๐ค๐ค
โช ๏ผช๏ผฏ๏ผฉ๏ผฎ โฆ๏ธ ๏ผต๏ผณ โ๏ธ
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
..๐๐บ ๐๐บ ๐๐บ๐๐๐ ๐๐ฝ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐บ๐๐๐พ๐
๐๐บ๐๐ ๐๐บ๐๐บ๐ฝ๐๐บ๐๐๐ฝ.. ๐ซตโค๏ธ
โค2
Signed ใ
คโ โฏ แทแ | โฏ ๐ ๐ ๐ ๐ โฏ ๐ฉแตแดท๐ช
8 Jun 2026, 16:10 UTCโ2,260 views25 reactionsread 3 September 2026 Photo
Illaahay intuu abuuray
Aduunka intaa dhex yaaca
Adaan ku inshaartay qaali
Udgoonkaagaa I deeqay
Ahaantaadaa amaanan
Inanyahay uurkiyo bogeyga
Adaa abidkood la haaday
Aynigaa intaasi uuman
Intaas ugubee ordaaya
Adaan ku inshaartay qaali
๐โค๏ธ
โค25
2 Jun 2026, 16:20 UTCโ2,290 views13 reactionsread 3 September 2026 Photo
Marka aan ku dhoowraa
Farxadeeydu dhalataa
Dhoolahey cadaadaa
Dhibaatadu dhamaataa
Qalbiguna dhex yaacaa
Dareen aan dhamaaneyn
Dumar waad u dheer tahay
Misna huuno dhumucdiyo
Dhabanada dhalaaliyo
Dhexda waad u sidataa.
Kuma arag dhigaaguna
Mid sidaada dhiineey
La dhaceeyso ruuxdee
Ha dhibtoonin waligaa
Dhabeyshaan ku dhaataay
๐ธ๐โค๏ธ
โค13
1 Jun 2026, 05:39 UTCโ2,110 views11 reactionsread 3 September 2026 Photo
โ
Qalbigayga adigaa degay,
Qof kale meel kuma lihid,
Quruxdaada iftiin bay tahay,
Qalbigaana qabsatayoo dagtay.
Jaceylka aan kuu qabo,
Jid dheer ma laha ee waa dhab,
Joogitaankaagu waa farxad,
Nolosheyda waxaad siisay sabab.
Markaan ku arko waan ilowsadaa,
Murug iyo madow oo dhan,
Adigaa ah ruuxii aan rabay,
Riyadaydii rumoowday baan.
โค11
17 May 2026, 12:41 UTCโ2,510 views11 reactionsread 3 September 2026 Photo
Cishqigagii aan waayeey
U culaayeye laabtaydaa
Sow caawa uma aaloo
Cawdayda guudkeeda
Oo ciirsi uma waayin
Oo maad cidlayn ruuxda
Calankeeda kuu dhiibtay
Markii aan casuumaayey
Calmashadiyo dookhaga
Anaa aan ku cuganaayey
Caweysyadii kalgacalkeena
Cirkaa daawashada gaara
Ruuxaheena cabiraayaa
Dareemaha ku culan maanka
Fiid cawlka lagu ciidoo๐ฉ๐ปโ๐ฆณ
โค11
13 May 2026, 06:17 UTCโ2,410 views12 reactionsread 3 September 2026 Photo
Malaha waa cilad ubaahan
Dabiib iyo caawimaade
Ciseyntiyo dabacsanaanta
Dulqaadkiyo camalka fiican
Dadbaa ka cadhooda maanta
Canaantiyo ereyga diiran
Dadbaa cuudkow garaaca.
โโโ/โโโ/โโโ/โโโ/โโ
โค12
6 May 2026, 14:10 UTCโ2,660 views14 reactionsread 3 September 2026 Photo
Adoo runta sheegi kara
Maxaa shakhsi aad ahayn
U sheegani waa sidee
Shaxaadka adoo ku nool
Shaqana aan weli qorshayn
Inaad duni sheegataa
Shil bay kuu qoolaysaa
โค๏ธ๐ค๐๐
โค9๐คฉ5
30 Apr 2026, 04:34 UTCโ2,810 views20 reactionsread 3 September 2026 Photo
Ammintii khilaafkeena
Arrinkii nakala gaadhay
Eray haw Caleen goostay
Ad adkeeyay ruuxdayda
Balse way ahaan wayday
Lambarkaaga eeg-eegay
Naftan eedo badan saaray
โค20
27 Apr 2026, 05:14 UTCโ2,960 views20 reactionsread 3 September 2026 Photo
Dabuubaha wax dhaawaca dibnahaagu
yeey baran ๐
Dulmigiyo wax duudsiga ha daciifsan
waligaa๐ค
Dadka kii il daran ee xaaladuhu
dabraayaan ๐ข
Dacal kala hagaajiye haku daawan ๐
urugada
Arrin dadaali kaa xigo caajis yaanu kaa
duwin๐ซฉ
Dadka kii hanweyniyo la saaxiib
duruusaha ๐ฌ
Dayaxaas lawada aadye haku harin
daruuraha๐ซโ๏ธ
Waa la doogsan doonaaye ha dambeynin
waligaaโจ๐ฅ
โค20
Showing the 12 most recent of 23 posts we hold for @faalo_jacayl. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked โ was rounded by Telegram before we ever saw it โ t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so โ1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.