22 Jan 2026, 06:48 UTC80 viewsread 8 August 2026 الوعي في العقل وليس في العمر، العمر مجرد عدد لأيامك، والعقل حصاد فهمك وقناعاتك للحياة."💕
"Ogaalnimadu waxay ku jirtaa maskaxda ee maaha da'da, da'du waa tiro ka mid ah maalmahaaga, maskaxduna waa goosashada garashadaada iyo fikradahaaga nolosha." 💕
~xigasho
Signed السلفي الاثري الصومالي
29 Dec 2025, 18:01 UTC94 viewsread 8 August 2026 نعيشُ في زمنٍ كثُرت فيه الفِتَن،
يُقال فيه الحقُّ باطلًا، ويُزيَّن فيه الباطلُ حقًّا.
نoolnahay xilli fitnadu badatay,
runta been ayaa laga dhigay, beentana run ayaa loo qurxiyey.
فاثبُتْ على الحقِّ ولو كنتَ وحدك،
ku adkayso xaqa xitaa hadaad kaligaa noqoto.
ولا تغترَّ بكثرة السالكين طريق الخطأ،
hana ku sirmin tirada badan ee jidka qaldan ku socda.
فالحقُّ يُعرفُ بنوره لا بكثرة أتباعه.
Xaqa waxaa lagu gartaa ifti…
Signed السلفي الاثري الصومالي
3 Dec 2025, 06:03 UTC97 views1 reactionsread 8 August 2026 قال رسول الله ﷺ :نعمتان مغبون فيهما كَثِيرُ مِنَ النَّاسِ: الصِّحَّةُ وَالفَراغ.
صحيح البخاري
Nabigeenna Muxammad (NNKH) Wuxuu yiri: " waxaa jira labo nimco oo dadka intooda badan ay dayacaan waana Waqtiga iyo Caafimadka." 🤍
❤1
Signed السلفي الاثري الصومالي
11 Nov 2025, 07:22 UTC125 viewsread 8 August 2026 Video
Sh c rashiid cali suufi 🥰🥰
Signed السلفي الاثري الصومالي
7 Nov 2025, 13:49 UTC110 viewsread 8 August 2026 haddii Aad dareemto culays ama go’aan adag oo nolosha ah, halkii uu dadka u sheegan lahaa ama uu ku mashquuli lahaa muuqaallo ama cod sare, wuxuu si fudud ugu baryi karaa Ilaahay isagoo kaligiis ah, qalbigiisa ku hadlaya, isagoo muujinaya baahi iyo xushmad.
Signed السلفي الاثري الصومالي
6 Nov 2025, 17:17 UTC99 viewsread 8 August 2026 «سيأتي على الناس سنوات خدّاعات، يُصدق فيها الكاذب ويُكذَّب فيها الصادق، ويُؤتمن فيها الخائن ويُخوَّن فيها الأمين، وينطق فيها الرويبضة».
Signed السلفي الاثري الصومالي
4 Nov 2025, 19:14 UTC97 viewsread 8 August 2026 Video
كن في الحياة عابر سبيل ..واترك ورائك كل أثر جميل💐 فما نحن في الدنيا الا ضيوف وما على الضيف إلا الرحيل🚶🕚كلنا في الحياة عابرون
كن في الدنيا كلمة طيبة💛✅
Signed السلفي الاثري الصومالي
4 Nov 2025, 06:30 UTC90 viewsread 8 August 2026 Video
🇸🇴🥰
Signed السلفي الاثري الصومالي
22 Oct 2025, 10:03 UTC111 viewsread 8 August 2026 Video
أخي إنني اليوم صلب المراس أدُك صخور الجبال الرواس
غداً سأشيح بفأس الخلاص رؤوس الأفاعي إلى أن تبيد
Signed السلفي الاثري الصومالي
19 Oct 2025, 19:00 UTC109 views1 reactionsread 8 August 2026 Saaxiibka wanaagsan dahabka waa ka qaalisanyay.
Saaxiibku haddaanuu ahayn mid khayrka & wanaagga kugula dardaarmaya, oo aad isu kaashanaysaan, waxba saaxiibtinimadiisu soo kordhin mayso.
Waxa la sheegaa dadkii hore mid ka mid ah ayaa saaxiibkii ku qancin kari waayay in uu tukashada salaadda joogteeyo, kaddib maalin uu masjidka usoo kaxeeyay ayaa inta uu gacmaha kor u taagay yidhi : “ Rabbiyoow jidhkiisii ayaan kuu …
❤1
Signed السلفي الاثري الصومالي
14 Oct 2025, 18:06 UTC106 viewsread 8 August 2026 Video
Qaraxii Zoobe ee 14 October 2017 kii 7 sano baa Ka soo wareegtay Dadkii sida gardarada ah qaraxaa lagu laayay allaha u naxaristo si wadajir ahna aan ugu duceyno shuhadadaas
Signed السلفي الاثري الصومالي
11 Oct 2025, 06:33 UTC99 viewsread 8 August 2026 Video
Dar daaran aad uqaliya ah
Sh nuur cali jaamac 🥰
Signed السلفي الاثري الصومالي
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @diwaanassacaadah. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.