7 Jun 2025, 12:43 UTC≈2,420 views100 reactionsread 7 August 2026 Ma ogtahay haddii rabto in aad ajar badsato keliya in ay kaa xigto in aad NUMBER sheegato + Niyad wanaagsan. Haddii aad dooneyso in laguu qoro AJAR WAYN waxaad dhihi kartaa "Illaahoow waxaan kuu tasbiixsanayaa tirada ciida dhulka, Meereyaasha, tirada xiddigaha iwm"......Waxaad tiradani aad sheegtay sababteed ku helaysaa INTA XABO AY EGYIHIIN AJARKEED.
Waxaad ku fekertaa tirada ciida ee aduunka taala, Ciid yar oo gac…
❤61👍27💯5🎄2🔥2🥰2😁1
27 May 2025, 12:53 UTC≈3,530 views50 reactionsread 7 August 2026 Maalinta beri ah waxaa bilaabanayo maalmihii ugu fadliga badnaa, Ee Alle xaggiisii aadka loogu jeclaa Maalmaha Dul-Xijjah. Waa toban maalmood oo fursado badan ay ka buuxdo, Tobankaan maalin waxaa ay ka khayr badan yihiin camalo badan oo la sameeyo.
Faa'iidooyinka Tobanka Maalmood ee Ugu Horreeyo Dul-Xijjah
1-Waa maalmaha Alle xaggiisa loogu jecel yahay ee camalada la aqbalo.
2-Waa maalmo ka sarreeya Jihaad in lo…
❤42👍5🥰2😁1
17 May 2025, 13:10 UTC≈2,260 views36 reactionsread 7 August 2026 Waxaa uu Alle Qur'aanka uu ku dhahay ''Haddii aynu dadka amri lahayn in ay gacantoodii isku isdilaan, (İn aad iska soo tuurto dabaqa ugu sareeyo oo gacantaadii aad isku disho, ama keligaagii in aad mindi isku gowracdo, Bastoolad in aad madaxa isaga qabato, Farsamo weliba oo aad isku dili karto in aad la imaado) Ama haddii dadka la fari lahaa iyaga oo Nolal qurux badan ku jiro in ay qaxootinimo adag ku noolaadaan, Wax…
👍21❤12🥰2😁1
12 May 2025, 13:39 UTC≈2,330 views38 reactionsread 7 August 2026 Ma ogtahay xiriirka dhalinyarada ee ragga iyo dumarka qaarkood in uu gaaro DARAJADA SHIRKI laakiin aysan iska warqabin intoodii badan. Waxaa ay isku arkaan Romantic iyo arrimo kale. Qof weliba ee wax jeclaado in ka badan inta uu ALLAH jecelyahay waa qof shirki ku dhacay. Nasiib daro dhalinyarada qaar waxaa ay hadalka isaga bilaabaan "Macaanoow, Ani waxkasta adi dartaada waa u sameyn karaa, Adi dartaa.....Adi dartaaa"…
👍26❤9👎1🔥1🥰1
10 May 2025, 13:01 UTC≈1,830 views48 reactionsread 7 August 2026 Biyaha roobka ee waddooyinka xira (daadadka), sidoo kale, meelaha qaarkood biyaha roobka ee dhoobada isu beddelay, weligaa ma isweydiisay halka ay ugu dambayn tagaan? Haddii aad isweydiisay, waxaad ogaanaysaa aayadaha Alle ee dhulka.
Biyaha roobka ee wasakhoobay ee hadda waddooyinka carruurtu ay ku dabaalanayaan waa biyaha aan innagu cabbi doonno. Waa biyaha tuubada ee aad bil kasta lacagta ka bixiso. In biyaha roob…
👍35❤4🔥3🥰2😢2🍾1👏1
10 May 2025, 13:01 UTC≈1,370 views15 reactionsread 7 August 2026 Photo
XIKMADA ALLE EE BIYAHA ROOBKA
❤13🤣2
10 Apr 2025, 18:30 UTC≈2,460 views81 reactionsread 7 August 2026 Waxaa uu Rasuulka SCW uu dhahay ''Waxaa jirto laba koox oo ummadeydii kamid ah oo weli aanan arag: Ta koowaad Waa dumar dhar xiran haddana qaawan (Heerka ku dhagnaansha dharka/Ama khafiifnaanta dharka, Heer la arki karo sawirka cabirka jirka gabdha), Dumarkaas oo isku qaloociya qaab in dhankoodii lasoo eega keeni karto, Madaxoodii waa sidda kuruska geela oo kale (Timaha ayey inta ay uruuriyaan ayey kor u taagaan, Ama…
❤62👍16😁1😈1😭1
10 Apr 2025, 13:29 UTC≈2,510 views66 reactionsread 7 August 2026 1-Soomaaliya ma guuleysanee, Dowlad xoog badan ma noqon doontaa?
-Jawaabta waa MAYA, Sababtoo ah Dulmiga ayey isugu gargaaraan, Qoom dulmi isugu gargaara ma helo gargaarka Alle.
2-Dagaalka ay ciidanka kula jiraan AS natiijadiisu maxay noqon?
-Jawaabta; Natiijadiisu waa Fashil, In Fashil uu ku dhamaadana waa mid qasab ah, Sababtoo ah Janaazada Ciidanka xitaa cadaaalad daro ayaa ka jirto, General Sheegow kuma tukana…
❤43👍17🔥2😭2👏1🕊1
28 Mar 2025, 15:01 UTC≈3,660 views69 reactionsread 7 August 2026 File
Qoraalka PDF-kani waxaa uu kusoo koobayaa 1-20 March dhacdooyinka Somaliya ka dhacay. Haddii aad qoraalka PDF-kani oo duuban aad u baahan tahay halkani ayaad ka heli kartaa: https://youtu.be/plx_GRojnrY
🫡33❤18👍12🔥5💯1
27 Mar 2025, 22:16 UTC≈3,950 views74 reactionsread 7 August 2026 Photo
Kusoo dhawaada Asxaabta cusub ee halkani kusoo biirtay, Muuqaalka ( https://youtu.be/plx_GRojnrY ) 27-ka daqiiqo ka koobnaa ee aad soo daawateen, Qoraalkiisa PDF-ka oo 16 Page ka kooban ayaan soo gelin doonaa halkani İnsha Allaah.
❤43👍27👏2👎1🔥1
3 Feb 2025, 19:54 UTC≈4,350 views85 reactionsread 7 August 2026 Waxyaabaha aysan dad badan ku baraarugsaneyn casrigani ee aadka u baahsan waa SALAAD KU XİRASHADA İMAAM LACAG KU QAATA shaqadani salaad tujinta.
İmaamyada qurbaha jooga sidda; Kuwo yurub ama kuwa Mareykanka jooga, İntoodii badan ma aha kuwa shaqeeya, Maadama imaamka salaad uu tujo dadka masjidka soo gala, Dowladahaasi kirishtaanka ayaa miishaar joogta ah ku siisa SALAAD TUJİNTAASİ DARTEEDİİ, İYO Maadama dadka muslim…
❤58👍22😁3👏1🥰1
30 Jan 2025, 15:22 UTC≈3,000 views46 reactionsread 7 August 2026 Video
Maxaabista ay xamaas sii deyneyso si bilaash ayey caanimo ku helayaan iyo qiimo aysan weligood xitaa ku riyoonin, Sidda Madax oo kale Camerooyin in lala daba socdo
😁32🤣7👍6🤬1
Showing the 12 most recent of 19 posts we hold for @annagaproductions. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.