7 Aug 2025, 16:11 UTC≈6,250 views35 reactionsread 28 August 2026 Dhalin yaro qasa waxa ka socda waa waxan bili adamku suradaysan karin intan u jeedno inta qarsoon alle u jeeda ka badan waxa ka baqaya dawlad kasto islaama in aakhiro lagu ciqaabo hadan shicib nahay salad kasta kadib aan u ducayno
😢18❤17
Signed سجل محمد حسن
20 Jul 2025, 07:28 UTC≈6,900 views40 reactionsread 28 August 2026 Dhalinyaro alle waydista khushuucda salada wax badan ayay nolashina is laaxin dontaye alle haynaga raalinoqdo❤️
❤39🔥1
Signed سجل محمد حسن
25 Jun 2025, 03:29 UTC≈7,750 views43 reactionsread 28 August 2026 Dhalin yaro saaka bishara idiin wada ma gudomaysan yeelke iga hooya😁
Dhalin yaro saaka istiqfarta iyo wanageda idiin yar tilmamaya,daganaan iyo farxad hada rabtan ama inuu alle idinka raali noqdo istiqfarta afkiina ha ka qaadina ku calcaliya wlhi alle wuu idinka raali noqonaya markasta iska wata istiqfarta carbkina ku dikriya weenaha kawnkan .
Rabaw qof ku haysta muxuu waayay mid ku waayayna muxuu helay 😔
Rabi …
❤37👍6
Signed سجل محمد حسن
17 Jun 2025, 02:32 UTC≈7,460 views29 reactionsread 28 August 2026 Darren ka Xanuun badna Marka rabiga ku gafto ma soo marin adama hadana ma quusane waa dagdagna suu inoga raali noqdo weenu waxaba nicmo u arka dadku alle tawbadisa u furay,Alxm dheh hada ka mid tahay❤️
❤29
Signed سجل محمد حسن
14 Jun 2025, 04:48 UTC≈7,430 views31 reactionsread 28 August 2026 Dhalin yaro aan jeclaano alle oo aan u dhawano wanagena ku jire oo la jaara quranka kana badbada musiboyinka adunkan😇
❤27🫡4
Signed سجل محمد حسن
5 Jun 2025, 05:57 UTC≈7,740 views11 reactionsread 28 August 2026 Maanta dhalin yaro waa malintii wayneed waa yamu carafa asxabey maanta waa malintu alle soo dagayay uu smadan dhaw ku soo dagayay maanta waa malinkii tilmaamned waa maalin kamida 10ka malmod alle ku dhaartay khayrku inaanu ina baal marin baan rajenaya insha Allah ❤️
❤11
Signed سجل محمد حسن
22 May 2025, 15:51 UTC≈7,770 views24 reactionsread 28 August 2026 Xalad kasto kugu habsata alle marnaba inaan ka quusano maaha waayo waa rabigena hadaynaan ka niyad jabin maruunbu wax kasto khayra ina waafajinaya inago qanacsan❤️
❤16🔥3🥰3👍2
Signed سجل محمد حسن
11 May 2025, 13:04 UTC≈7,940 views25 reactionsread 28 August 2026 Xalada ku sugantay yay ku ilawsiin yaqiinta weenaha raxmada badan aad iyo adba daaciif u nahay marka dhibatoono wax kasta waa ilawna dhalin yartaydii qaliga ahaayaw waxa alle dartiisa idiin xasuusinaya alle inuu yidhi adoonkaygu wuxu iga malestan u noqonaya marka walbo waynu is ogne jahawareer baan ku jirnaye dheh rabigayga naxariistiisa iyo hanuukisa ku kalsoonay inaanu iga qadineen❤️
❤14🥰7👍4
Signed سجل محمد حسن
8 May 2025, 17:58 UTC≈7,720 views45 reactionsread 28 August 2026 Ma jiro jacal ka qiimo badan kana qurux badan jacaylka ka dhexeya adoon iyo rabigiisa walba dadaal baad bixinayseene alle jacaylkiina u bandhigta oo korarsada jacaylkiisa kaasba dadalkiina u qalme❤️
❤41👍4
Signed سجل محمد حسن
7 May 2025, 16:05 UTC≈7,580 views24 reactionsread 28 August 2026 Badweenta dunuubta waxa kaliye lagaga badbaadi kara waa dooma istiqfaarta waa xikmada u qurxoone dhagahyga ku soo dhaca❤️
Alle sharftiisa iyo waynidiisa ku dhaarte wax ka qaalisan istiqfaarta oo nolashyda wanaga u furay ma arkin aan iska rogno dunuubta waa wasakhda qalbige😔
❤21🥰2👏1
Signed سجل محمد حسن
26 Apr 2025, 06:10 UTC≈7,700 views25 reactionsread 28 August 2026 Bili aadamku sidoodaba dagdaga ayay la aburayiin tan iyo maalintii aabaheen aadam la abuuray hadana dagdagaasi haduu karkaarka ina weedariyo wax cudur daara ma lihin ee waxaan naftayda iyo idinkaba idinkula talin laha mar kasta raadiya dariiqa saxan alle iyo rasulkiisa loo maro❤️
❤22👍3
Signed سجل محمد حسن
24 Apr 2025, 19:33 UTC≈7,410 views18 reactionsread 28 August 2026 Waxa dhamanteen aan khald fahanay waa nolasha alle inagu manestay nolal alle lagu caasinayo geerida dhaanta dhalin yaro dhamanteen alle hanga raali noqde u dagdaga raali galinta alle asaga xumaan ka hufane❤️
❤18
Signed سجل محمد حسن
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Xigmadoiyoxaqiiqo. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.