5 Aug 2026, 17:02 UTC84 views1 reactionsread 8 August 2026 السَّلَامُ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَةُ اللَّهِ وَبَرَكَاتُهُ
Ha ka quusan naxariista Alle.
Ibliis, inkastoo uu ahaa cadawga Alle, haddana wuxuu baryay Rabbigiis.
Alle wuxuu yiri:
﴿ قَالَ رَبِّ فَأَنظِرْنِي إِلَىٰ يَوْمِ يُبْعَثُونَ قَالَ فَإِنَّكَ مِنَ الْمُنظَرِينَ ﴾
(Al-Hijr: 36–37)
"Ibliis wuxuu yiri: Rabbiyow, dib ii dhig ilaa maalinta dadka la soo bixinayo. Alle wuxuu yiri: Waxaad ka mid tahay kuwa dib loo d…
❤1
Signed Muhamm_ettahir
1 Aug 2026, 03:36 UTC184 views2 reactionsread 8 August 2026 Fariinta Subaxda 💕📜🕊
Subaxda waa hadiyadda ugu quruxda badan ee Rabbi kuu soo diray. Waa neecaw cusub, bilow cusub, fursad cusub. Qalbigaaga ha ka buuxsamo mahadnaqa iyo rajada wanaagsan. U toos Maaliki Subax walba si aad u barato, u shaqeyso, u ducayso, uguna noolaato raalli ahaanshihiisa.
Ha illaawin inaad subax kasta niyadda wanaajiso, dadka u wanaag sheegto, kuna ducayso. Noloshu waa safar, subax kastana waa ta…
🥰2
Signed Muhamm_ettahir
31 Jul 2026, 17:04 UTC198 views2 reactionsread 8 August 2026 Abuu Bakaroow ha murugoon Alle ayaa nala jira!
Ha murugoon oo waxaad soo xasuusataa markii Nabiga scw uu ku yiri Abuu Bakar: Abuu Bakaroow, Ha murugoon, walwalka iska fogeey, sababtoo ah Alle ayaa nala jira.
Abuu Bakaroow madaxaaga kor u qaad, niyaddaada deji, qalbigaaga qabooji, sababtoo ah Alle ayaa nala jira.
Abuu Bakaroow ku bishaarayso guul, nasrigana sug, sababtoo ah Alle ayaa nala jira.
Abuu Bakaroow berri …
❤2
Signed Muhamm_ettahir
30 Jul 2026, 17:24 UTC230 views5 reactionsread 8 August 2026 Maxaad sidaan oo dhan ugu kala daadsan tahay?
Ma lihid waqti aad Qur'aanka ku akhrido. Mana lihid waqti aad ku barato diintaada oo aad si qoto dheer ugu fahanto.
Waxaa waqtigaaga lumiya ciyaar, madadaalo, iyo gaf!
Inta badan waxaad ku mashquulsan tahay taleefanka; saacado iyo daqiiqado ayaana kaa dhamaanaya adigoo ku dhex lunsan waxyaabo aan sii jirin.
Goormaad toosinaysaa qalbigaaga?
Cimrigu si xawli ah ayuu ku…
😢3❤2
Signed Muhamm_ettahir
29 Jul 2026, 15:57 UTC226 views4 reactionsread 8 August 2026 🌿 Ha Quusan, Xitaa Haddii Aad Daashay
Waxaa laga yaabaa inaad muddo dheer sugaysay wax aad qalbigaaga jeclayd…
Waxaa laga yaabaa inaad ducaysatay, dadaashay, haddana aad weli arki weyday natiijadii aad rajaynaysay.
Laakiin xusuusnow…
Alle mar walba wuu maqlaa ducadaada, xitaa haddii jawaabtu aysan iman waqtigii aad filaysay.
📖 Alle wuxuu yiri:
﴿ وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَل لَّهُ مَخْرَجًا وَيَرْزُقْهُ مِنْ ح…
❤4
Signed Muhamm_ettahir
25 Jul 2026, 17:03 UTC323 views4 reactionsread 8 August 2026 Qalbigaaga Ha Ku Xirin Dadka❤️😍
Dadka qaar waxay noloshaada u yimaadaan si ay kuu baraan cashar, qaarna waxay yimaadaan si ay kuu garab istaagaan.
Laakiin ha ka dhigin qof bani'aadam ah meesha kaliya ee aad ka raadiso farxaddaada iyo xasilloonidaada.
Qofku wuu is beddeli karaa, wuu kaa fogaan karaa, ama wuu kaa tegi karaa… laakiin Alle mar walba wuu kula jiraa.
📖 Alle wuxuu yiri:
﴿ وَهُوَ مَعَكُمْ أَيْنَ مَا كُن…
❤4
Signed Muhamm_ettahir
24 Jul 2026, 07:22 UTC320 viewsread 8 August 2026 ان الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما"🤍
صلو على النبينا محمد صلى الله عليه وسلم 🩵
Waa maalin jimco ah AaN badino saliga nabigaﷺ
nabigana wuxu dhahay saligeyga badiya maalinta jimcaha saliga igu salisan waa la isoo bandhiga🤍.
Signed Muhamm_ettahir
23 Jul 2026, 19:41 UTC334 views2 reactionsread 8 August 2026 Ha ka murugoon wixii kaa tagay, waayo wax kasta oo noloshaada ka baxay waxay leeyihiin sabab uu Alle ogyahay. Mararka qaar waxaad lumisaa wax aad jeclayd si aad u hesho wax ka khayr badan oo aanad weli arag.
Ha is barbar dhigin dadka kale. Safarkaagu waa mid adiga kuu gaar ah, waqtigaagana waa mid uu Alle kuu qoray. Qof baa maanta hore u socda, qof kalena berri ayuu ifayaa. Midna kama dhigna inaad dib u dhacday.
Ku…
❤1👏1
Signed Muhamm_ettahir
17 Jul 2026, 07:37 UTC408 views5 reactionsread 8 August 2026 🌿 Jumuco Mubaarak 🤍
Maalinta Jimcaha waa sayidka maalmaha, waana fursad qaali ah oo lagu kordhiyo camalka wanaagsan.
📖 Badso akhriska Suuratul Kahfi.
🤲 Badso ducada, waayo waxaa ku jirta saacad aan ducada la celin.
🕊️ Badso saliga Nabi Muxammad ﷺ.
اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد ﷺ
Jumuco Mubaarak.
Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana naga dhigo kuwa ka faa'iidaysta fadliga maalintan barakaysan. Aamii
❤5
Signed Muhamm_ettahir
7 Jul 2026, 16:53 UTC533 views6 reactionsread 8 August 2026 Nuurka Towxiidka
Towxiidku ma aha hadal carrab lagu dhawaaqo oo keliya…
Waa nuurka uu Alle ku nooleeyo qalbiga addoonkiisa.
📖 Alle wuxuu yiri:
﴿ أَوَمَنْ كَانَ مَيْتًا فَأَحْيَيْنَاهُ وَجَعَلْنَا لَهُ نُورًا يَمْشِي بِهِ فِي النَّاسِ ﴾
Qalbiga uu Alle ku mannaysto nuurka Towxiidka:
• Wuxuu xaqa ka hormariyaa wax kasta.
• Wuxuu ku qanacsan yahay xukunka Alle.
• Wuxuu ku socdaa Qur'aanka iyo Sunnada.
Towxiidku w…
❤6
Signed Muhamm_ettahir
27 Jun 2026, 17:44 UTC589 viewsread 8 August 2026 Markii Nabiga scw la aasay oo ay soo noqden, Anas binu Maalik RC waxa uu yiri :"waxan u soo laabanay Faadumo Bintu Muxammad scw markaas ayee tiri:" ma dhab baa inaad ciidda ku soo daadiseyn Rasuulkii Alle scw?"
Waxa uu ku yiri :" Haa" waxa ay tiri:" sidee ayay naftiina idinku saamaxdey inaad ciid ku soo daadisaan Rasuulkii Alle scw adinkoo og qiimahisa?
Anas waxa uu yiri :" markaas waan ooynay hadal neh afkeyna wuu k…
Signed Muhamm_ettahir
24 Jun 2026, 17:03 UTC641 views3 reactionsread 8 August 2026 𝐅𝐚𝐝𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐤𝐚
𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐬𝐡𝐮𝐮𝐫𝐚....
فضل صيام يوم عاشورا
فضل صيام عاشوراء،
عن أبي قتادة رضي الله عنه، أنّ النّبي - صلّى الله عليه وسلّم - قال: (صيام يوم عاشوراء، أحتسب على اللَّه أن يكفر السّنة التي قبله) أخرجه مسلم.
𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗮𝘀𝗵𝘂𝗿𝗮,
𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗮𝘀𝗵𝘂𝗿𝗮 𝟭𝟬 𝗞𝗮 𝗠𝘂𝘅𝗮𝗿𝗮𝗺 𝗔𝗺𝗮 (𝗕𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗦𝗮𝗸𝗼)
Waa Maalin Aad Ugu Qiima Weyn Dunida Islaamka Waa Sanadkii La Badbaadiyay Nabi Muuse Csw, Waa Maalinkii Fircoon La Halaagay, Waxaa …
❤2👍1
Signed Muhamm_ettahir
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Umu_sulaymaan. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.