14 Sept 2023, 14:50 UTC≈7,400 views46 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @SheekooyinJacaylPhoto
C a a w i n :❗️
Fadlan Igu Caawi Hadii Wax Uun Ka Garanayso👇
Hadii Aad Wax Ka Taqaan Nambar-sireedyada Telefoonka Siiba Addeega Sahal Ee Shirkada Golis Qaabka Xayiraada Loo Saaro ama Loo Hakiyo Fadlan Loogana Qaado Ila Soo xiriir Kaarkaygii Ayaa Layga Xannibay.
F:G Arrintan Xayiradu Waa Ka Madax Banantahay Shirkada Golis Keliya Qof Yaqana Aya Iga Saaray.
Igala Soo Xiriir. @Abwaan_Saajac
👍32❤14
8 Sept 2023, 19:25 UTC≈7,810 views31 reactionsread 7 August 2026 Waa Duni Rogmada Oo,
Gabdhihii Runtii Nacee,
Ma Rabaan Jacaylkee,
Waxay Daba Rucleeyaan,
Ninka Riyaalka Haystiyee,
Anna Xaalku Igu Rogan,
Ribbay Caashaqii Aan,
Kuu Raadjoogay Dhowr Sanno,
Hadal Raasumaaliyo,
Naag Yahay Runbaa Wacan,
Rag Inuu Calaalo,
Looga Roon Sidaan Qabo,
Risiqana Allaa Qoray,
Rabbaa Bixiye Oo Xira,
Raaxada Aduunkiyo,
Raaf Maaha Noloshuye,
Haku Xirin Riyaal-keen,
Ragga Iyo Haweenkuna,
Kala Raysan…
👍12❤9😁4👏3😱3
8 Sept 2023, 15:24 UTC≈6,780 views9 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @DhaqanBile
Salaam!
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad Inoo Soo Cammirtaan 4k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir Oo Nagu Caawi Gaaritaanka Hadafkeenna.
Mahadsanidiin
@SheekooyinJacayl
👍5❤4
1 Sept 2023, 16:55 UTC≈7,020 views19 reactionsread 7 August 2026 Hadaan Labba Ruux Cishqiga,
❤️
Luggooyo Ka Dhawrihayn,
😭
Haddaan Laysu Laab-Furnayn,
🫡
Lillaahi Hadaan La Noqon,
😊
Miyaa Lubbigiyo Jacaylka
🥰
Marnaba Lib La Gaarayaa.
🔐❤️✍
Curiye: 𝐀𝐛𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐒aajac
•••𒊹︎︎Waa Muhiim In Aad Ku Biirto Halkaan ||
✅ @QoraalloJacayl
❤13👍6
26 Aug 2023, 15:32 UTC≈6,840 views17 reactionsread 7 August 2026 Weli waxa aan xusuustaa dareenkii aan dareemay markii ugu horreysay ee aan kula hadlo.
🖤
✅ @QoraalloJacayl
👍7🥰5❤3🔥2
24 Aug 2023, 03:36 UTC≈6,760 views17 reactionsread 7 August 2026 😄Xamareey Ma Nabadbaa?
.
😁9👍5🥰3
23 Aug 2023, 16:08 UTC≈6,200 views5 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @SheekooyinJacaylPhoto
Playsore ka ku qor magacyadaas kadib lasoo dag labada app Siiba Plus Messenger
Markaa lasoo dagto kadib gali lambarkii telegram kaagii hore kuugu samaysnaa kadib code buu ku waydiinayaa [ code ka waxa uu kuugu soo dhici doonaa telegram kaan hada la xiri rabo kadib code kaas gali sidaa waxaa kuugu soo wareegaya wax walba oo kuugu samaysnaa telegram kaan
Saaxiibayaal lasoo daga insha'allah
@SheekooyinJacayl
👍5
23 Aug 2023, 04:05 UTC≈6,360 views35 reactionsread 7 August 2026 Photo
"Laabta ii gali sidii inay tahay markii iigu dambaysay araggaaga." 💔😥
@QoraalloJacayl
❤28👍7
21 Aug 2023, 05:24 UTC≈5,760 views4 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @SheekooyinJacayl
Halkani Waa Barrta Cusub Ee Aynu Ka Samaysanay Faceebook☺️
Fadlan Kusoo Biira Oo Inoo Qurxiya Sida Halkaan✅
👇👇
https://www.facebook.com/profile.php?id=61550262460911
👍2👏2
20 Aug 2023, 15:55 UTC≈6,270 views54 reactionsread 7 August 2026 Photo
Waxay ku dhahday.. kaalay dhuumaaleysi aan ciyaarnee, Haddii aad isoo hesho waad i guursan.
Wuxuu ku yiri.. Haddii aan ku heli waayo ka waran?
Markaasay ku tiri.. Waxaan ku dhuumanayaa albaabka gadaashiisa.🤗
✅ @QoraalloJacayl
❤30😁22🌚1👍1
16 Aug 2023, 16:48 UTC≈6,150 views13 reactionsread 7 August 2026 (3)
Xiligan waxa muhimka ah waa aqlaqda ee Maha cilmiga.
Sababto ah qofkasta wuu garanaya wax un, lkn ma jirto qof ku dhaqmi kara waxa uu yaqaan.☺🤎
✅ @QoraalloJacayl
👍9❤3👏1
14 Aug 2023, 19:26 UTC≈6,350 views37 reactionsread 7 August 2026 Photo
Marki Hore Waxaan Ku Fikirayay Inan Mar Un Ku
Helo 0o ad Noqoto Jaceylkeyga iyo Qofka aan Nolal
Wadaaga Noqonayno balse Hada Oo an ku helay
Waxan ku Fikirayaa sida an Ku ilaashan Lahaa, Daqliqad Walba Waxaan Ku Fakaraya Sidi an Ku Farxad Galin Lahaa oo ad U Dareemi Laheyd Naxariista An Qalbiga Kuugu Hayo, Farxad ligu
Nolow Waayo Badan
🥰
✅ @QoraalloJacayl
❤29👍8
Showing the 12 most recent of 19 posts we hold for @QoraalloJacayl. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.