19 Aug 2026, 17:32 UTC25 viewsread 20 August 2026 Forwarded from @SYLTEAM10Photo
Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
Signed Abz
15 Aug 2026, 17:04 UTC41 viewsread 20 August 2026 Photo
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
Admi
Signed Zaxiibka Nolosha
7 Aug 2026, 18:04 UTC108 viewsread 20 August 2026 Photo
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
Admi
Signed Zaxiibka Nolosha
3 Aug 2026, 05:16 UTC323 views7 reactionsread 20 August 2026 Photo
وما الدنيا إلا مزرعة الآخرة ، فازرعها جيداً لتحصد خيراً. 🕊💚
Aduunyadu wax kale ma aha ee waa beertii aakhiro si fiican u beer si aad kheyr u gurato. 🕊💚
❤6👍1
Signed Shucayb Zahan
7 Jul 2026, 12:19 UTC643 views8 reactionsread 20 August 2026 Photo
"Ma xiiseeyo wax kasta,
Maalintii shalay waa tegtay, berri weli ma imaan,
Hadafkaygii maanta ma socdo,
Waxba ima soo gaarayaan!
Rajooyinkaygii waa dhagax."
— Mahmoud Darwish
❤8
Signed Shucayb Zahan
6 Jul 2026, 07:19 UTC615 views7 reactionsread 20 August 2026 Photo
Sun Tzu wuxuu yiri: "Guusha waxaa heli kara kuwa diyaar u ah inay bixiyaan qiimaheeda" Taasi macnaheedu waa guushu looma qorin kuwa riyoodo kaliya, looma qorin kuwa sugaya fursad uga timaada dibadda, looma qorin kuwa ka cabsada xanuunka halganka. Waxaa loogu talagalay kuwa ogol inay dhiig, dhidid, iyo waqti ku bixiyaan.
❤7
Signed Shucayb Zahan
5 Jul 2026, 10:55 UTC577 views3 reactionsread 20 August 2026 Alxamdulilah ❤️
Mudo badan kadib waan soo laabtay asxaabta. 👋
❤2🤗1
Signed Shucayb Zahan
13 Dec 2025, 14:04 UTC≈1,300 views15 reactionsread 20 August 2026 Photo
Imaam Ibn Al-Qayyim wuxuu yidhi: "Markaad daboolayso baahida dadka, waxaa jirta farxad aan cidina garanayn, marka laga reebo kuwa sameeyay ee tijaabiyay, Ee wanaag fala haba yaraade, ma ogid camalka wanaagsan ee Jannada ku gelinaya”.
🔥8❤7
Signed Shucayb Zahan
11 Dec 2025, 09:25 UTC≈1,180 views12 reactionsread 20 August 2026 Photo
🥀 Qof kasta wuxuu kugu arkaa Isha Dabeecaddiisa.
Sidaas darteed, ha ka sugin in Qofka Xuni uu kuu arko qof wanaagsan
❤12
Signed Shucayb Zahan
9 Dec 2025, 15:06 UTC≈1,110 views13 reactionsread 20 August 2026 Photo
اللَّهُمَّ إنّي أعوذ بك من ذنبٍ يُغضِبُك، ومن عملٍ يُبعِدُني عن رحمتك࿔*・⋆𖦹.
Ilaahayow, qalbigayga ka nadiifi raadadka dembiyada, oo laabtayda ku iftiimi iftiinka toobadda iyo wadiiqada wanaagzan .
Rabbiyow, iga dhig mid ka mid ah kuwa, markay dembaabaan, cafis weydiista; markay qaldamaanna, soo noqda; markay dhumaanna, kuu soo noqda.🥹
❤13
Signed Shucayb Zahan
2 Dec 2025, 08:45 UTC≈1,190 views3 reactionsread 20 August 2026 Photo
Wax la'aanta iyo
Waayaha aduun
Waligii nafluhu Kuma waarayo.
#Aqoon #Xikmad #Wacyigelin #Fikir #Nolol #Hanuunin
#Motivation #Mindset #SomaliWisdom #Waxbarasho
#Hagid #Dhiirigelin #Maanka #Falsafad #Qiso
❤3
Signed . .
29 Nov 2025, 16:02 UTC≈1,100 views14 reactionsread 20 August 2026 Photo
Gabyaagii waynaa ee saxaabiga ahaa ee Xassaan bin Thaabit oo tilmaan ka bixinaya sida Rabbi u uumey Nebiga (ﷺ) sidoo kalena ammaanaya ayaa waxa uu yidhi:
وأَحسنُ منكَ لم ترَ قطُّ عيني – وَأجْمَلُ مِنْكَ لَمْ تَلِدِ النّسَاءُ
خلقتَ مبرأً منْ كلّ عيبٍ – كأنكَ قدْ خلقتَ كما تشاءُ.
–حسان بن ثابت
Ishaydu hore uma ay arag cid kaa wanaagsan.
Mid kaa qurux badanna gabadhi ma ay dhalin.
Ceeb oo dhan la'aanteed ayaa la…
❤14
Signed . .
Showing the 12 most recent of 23 posts we hold for @Qoraaladii_Qarniga. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.