5 Aug 2026, 07:03 UTC153 views6 reactionsread 12 August 2026 Photo
Wixii hore waa warqad qashin ah, hadda waa wargeys, mustaqbalku waa warqad su'aal ah, markaa si taxaddar leh u akhri oo u qor haddii kale noloshaada waxay noqon doontaa warqad tissue ah.
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
❤6
Signed Zaxiibka Wanaagsan
24 Jul 2026, 07:28 UTC334 views6 reactionsread 12 August 2026 Photo
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️
Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️
صلي الله عليه وسلم 🩵😍✨️
FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
…
❤6
Signed Zaxiibka Wanaagsan
17 Jul 2026, 06:12 UTC397 views13 reactionsread 12 August 2026 Photo
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️
Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️
صلي الله عليه وسلم 🩵😍✨️
FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
…
❤12✍1
Signed Zaxiibka Wanaagsan
12 Jul 2026, 08:29 UTC452 views10 reactionsread 12 August 2026 Photo
❤️🩹Naxriista noloshu waa Qur'aanka, xaqiiqada marka laga hadlayo Qur'aanka nolosheenu waxa uu nasiinaya isla markaana uu u yahay Xasilooni, daganaasho, iyo Raaxo. Markasta iyo xilli kastana Aayaatka Alle akhri oo ku tadabur.
{اللَّٰهُمَ إِجْعَلْنَا أَهْلُ القُرْآنِ}
{Allahayow inaga yeel Qur'aanka ehelkiis}
🌿تلاوة القرآن الكريم وهو غداء للروح لا يمكن الإ ستغناء عنه
Akhrinta Qur'aanku waa Quudka Ruuxda Lagama Dherg…
❤10
Signed Zaxiibka Wanaagsan
10 Jul 2026, 14:02 UTC369 views7 reactionsread 12 August 2026 Photo
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️
Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️
صلي الله عليه وسلم 🩵😍✨️
FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
…
❤7
Signed Zaxiibka Wanaagsan
9 Jul 2026, 07:21 UTC361 views7 reactionsread 12 August 2026 Photo
قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ: أَحَبُّ الأَعْمَالِ إِلَى اللَّهِ تَعَالَى أَدْوَمُهَا وَإِنْ قَلَّ
Rasuulka Ilaahay ﷺ wuxuu yiri
Camalka Ilaahay ugu jecel yahay waa kan la joogteeyo xataa hadduu yar yahay.
Bilaaw camal joogteynta ku dadaal cmlkaas haba yaraado ha yareysan cml illahey joogteyna buu jecel yahay Rabbi ha naga dhigo kuwa kheyrka joogteeya🤲🤍🫶🏻
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢ…
❤7
Signed Zaxiibka Wanaagsan
8 Jul 2026, 07:03 UTC365 views9 reactionsread 12 August 2026 Photo
**Guushu waqti wacan bay rabtaa❤🔥😍*
**Dadaal iyo karti bay rabtaa💗🫵*
**Sir iyo dulqaad bay rabtaa❤🔥🥹*
**Adkaysi iyo dhabar adag bay rabtaa💗*
**In lagu daalin bay rabtaa❤🔥❤🔥❤🔥✨*
*Duco iyo Sujuud Badan bay Rabtaa☝🏾🖤
Saaxiib kalay ila saxib si aan wax yaabo badan u kala faa,ideysano mahad sanid👍
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......…
❤8🔥1
Signed Zaxiibka Wanaagsan
7 Jul 2026, 06:17 UTC391 views12 reactionsread 12 August 2026 Photo
Ogaw dhibkasta waxa uu wataa faa'iido la eg ama ka weyn xalaadda adag waxey kaa dhigeysaa qof adag waxeyna kuu kordhineysa caqli iyo xigmad aadan laheyn marka aad barwaaqada ku jirtid🎩👒 xigasho lamane
Saxibayaal love ta iyo like ta ha ka ilawina postigan 👍💯❤️mahadsanidin dhiri galin bay ino tahay inaga......!💜🖤🤍
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈…
❤12
Signed Zaxiibka Wanaagsan
3 Jul 2026, 09:37 UTC431 views5 reactionsread 12 August 2026 Photo
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️
Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️
صلي الله عليه وسلم 🩵😍✨️
FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
…
❤5
Signed Zaxiibka Wanaagsan
26 Jun 2026, 12:12 UTC497 views5 reactionsread 12 August 2026 Photo
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️
Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️
صلي الله عليه وسلم 🩵😍✨️
FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
…
❤5
Signed Zaxiibka Wanaagsan
22 Jun 2026, 05:29 UTC518 viewsread 12 August 2026 Qormoyinka an idinla wadagno Falcelin halo sameyo saxibada sida like 👍Love ❤️wax un hala saro👍💯😍mahadsanidin💯
Signed Zaxiibka Wanaagsan
22 Jun 2026, 05:28 UTC499 views6 reactionsread 12 August 2026 Photo
Waxaa jira malmo aad dareemayso in wax walba ay kugu adag yihiin, lakiin hal mid ogow, xitaa buuraha ugu dhaadheer waxay u baahan yihiin qof adkaysi leh
si uu ugu fuulo buurahas. Haddii aad maanta ku fekereyso inaad joojiso, ha iloobin sababta aad u bilowday. Guusha waxay ka timaadaa marka aad sii wadato, xataa hadii dareento inaa wadi karin si wad Awooddaadu waxay ka imanaysaa adkaysigaaga, Waxa aad u baahan tahay …
❤6
Signed Zaxiibka Wanaagsan
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @QORAALSIDE. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.