18 Jul 2022, 20:49 UTC≈1,010 views4 reactionsread 8 August 2026 Photo
••
قال رسول الله ﷺ : إن شرّ الناس ذو الوجهين
الذي يأتي هؤلاء بوجه وهؤلاء بوجه
[رواه البخاري]✨
😢🕊️
*•• Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: Dadka waxaa ugu shar badan laba wajiilaha, kaaso qaarba ula imaanaaya waji*😔
#Haka_Caajisin_in_aad_Faafiso_Kheyrka.
#Fadlan_Share_gareey
Haddii aad nagu cusub-tahay nagu soo biir👉
👇👇👇
@Odhaah_iyo_Murti
❤4
18 Jul 2022, 20:43 UTC≈1,330 views3 reactionsread 8 August 2026 Nin ayaa sii sagootinayay Aabihii oo waayeel ah Safarna u ahaa Gobol kale. Markuu Baska saaray ayuu ku yiri, “Aabe ha hilmaamin Tuulo hebel” wuuna ka tagay.
Goortii Baski wax yar socday, ayuu Odaygi wuxuu u qeyliyay Darewalki, “Tuulo hebel ma la gaaray?”
Darewalki ayaa ugu jawaabay, “Weli ma dhowa” Xoogaa markay socdeen ayuu Odaygi hadana isla su’aashi weydiyay, Darewalki oo markaan xanaaqsan ayaa ugu jawaabay, “Adee…
😁2❤1
18 Jul 2022, 20:39 UTC677 views3 reactionsread 8 August 2026 Photo
Allow shan ha iga xaaraantimaynin:
1️⃣ Asturaadaada
2️⃣ Cafiskaaga
3️⃣ Raali ahaanshahaaga
4️⃣ Khaatumo wanaagsanaanta
5️⃣ Jannadaada
#Fadlan_Share_gareey
@Odhaah_iyo_Murti
❤2🥰1
18 Jul 2022, 20:36 UTC658 views4 reactionsread 8 August 2026 Dhammaan dadka qalbiyadooda waxa baddala waqtiga, ilaa qalbiga hooyada mooyee.
Qalbigeedu waa Janno marwalba.
#Fadlan_Share_gareey
@Odhaah_iyo_Murti
❤3👍1
18 Jul 2022, 20:34 UTC583 views2 reactionsread 8 August 2026 Weligaa ha iloobin saddex nooc oo qof ah noloshaada:
1. Yaa ku caawiyay waqtiyada adag.
2. Yaa kaa tagay wakhtiyada adag.
3. Yaa kugu riday waqtiyo adag.
#Fadlan_Share_gareey
@Odhaah_iyo_Murti
👏1🔥1
18 Jul 2022, 14:59 UTC575 views2 reactionsread 8 August 2026 CUNNOOYINKA KOBCIYO HAMIGA.
Casharkan wuxuu daba socdaa cashirkii aan kaga hadlayey waxyabaha keena hami yarida hasse yeshee kani waxaan ku sharxi doonnaa cunnooyinka u fiican hamiga ama kobciya.
Cunnooyinka kobciya hamiga waxaa ka mid ah ?
BASASHA
●Cunista basasha waxay kaalin weyn ka qaadataa kobcinta biyaha iyo kor u qaadatid difaaca jidhka iwm ah haddii aad ku isku aragtid Gaas qaab kale u samee oo iska kari a…
👍2
18 Jul 2022, 14:47 UTC520 views4 reactionsread 8 August 2026 Erayada qalaad ee dabar jaray dhigoodii Soomaaliga
Bal macnahooda isku daya somali waxa ay ku noqonayaan, fadlan cidii garaneysa ha inoo sheegto.
1= Xaraan
2= Xalaal
3= Jaamacad
4= Jaanis
6= Isticmaal
7= Wakhti
8= Farxad
#Team_waano
❣❣❣❣❣❣
#Fadlan_Share_gareey
@Odhaah_iyo_Murti
👍4
18 Jul 2022, 14:45 UTC516 views3 reactionsread 8 August 2026 “Dadku cid wax u bilowda ayey la’yihiin, adigu bilow cid kula dhamaysa waayi maysid.”
#Fadlan_Share_gareey
@Odhaah_iyo_Murti
👍3
18 Jul 2022, 14:40 UTC516 views2 reactionsread 8 August 2026 Dhaqanka, Aqlaaqda, Ixtiraamka, Daacadnimada, Xishoodka dhammaan wey gudbaan sida Virus-ka ugudbo ookale.
"Geed🪴 ayaad beereysaaye mid mira macan🥭🍌🍋 dhala inuu noqdo ku dadaal."
#Fadlan_Share_gareey
@Odhaah_iyo_Murti
👍2
18 Jul 2022, 14:34 UTC510 views2 reactionsread 8 August 2026 "Dadku dhaxgalkoodu hadaanan waxba kugu kordhineynin gooni🧍♂️ jooga ayaa dhaanta."
Sheikh mustafa haji ismail💝
#Fadlan_Share_gareey
@Odhaah_iyo_Murti
👍2
14 Jul 2022, 20:43 UTC724 views3 reactionsread 8 August 2026 Rasuulku ﷺ wuxuu yiri: "Dunida waxaa ugu raaxo badan kii helaa Xaas dhawrsoon."
قَالَ رَسُولَ اللَّهِ ﷺ :
وَخَيْرُ مَتَاعِ الدُّنْيَا الْمَرْأَةُ الصَّالِحَةُ" .
Saxiix Muslim
🔃 Haka daalin in aad faafiso kheyrka oo la wadaag asxaabtaada.
Haddii aad nagu cusub-tahay nagu soo biir.
👇👇👇👇👇👇👇
@Odhaah_iyo_Murti
❤3
14 Jul 2022, 20:39 UTC482 views2 reactionsread 8 August 2026 Sida jidhku cuntada aanu uga maarmin ayay ruuxduna uga maarmin dikriga Rabbi khaasatan
qur'aanka.
Noloshadu hadday bilaa qur'aan tahay wali nolol fiican ma haysid ee maanta raadi.
#Share_gareey
@Odhaah_iyo_Murti
❤2
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Odhaah_iyo_Murti. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.