23 Mar 2026, 20:44 UTC631 views2 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @KooxdawadajirPhoto
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔🤝𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥━✧
𝗕𝗲𝘀𝘁 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝘀.📚
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝘀 👇
𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔🤝𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗗
𝗞𝗔 𝗛𝗘𝗟𝗘𝗬𝗦𝗔𝗔 👇
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
🎤𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 🎤
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
❤️ 𝗝𝗔𝗖𝗘𝗬𝗟 ❤️
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
🗣𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🗣
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
📖…
❤1😍1
11 Oct 2025, 05:17 UTC≈1,510 views6 reactionsread 7 August 2026 "وَ كَيْفَ تَكْفُرُونَ وَ أَنْتُمْ تُتْلى عَلَيْكُمْ آياتُ اللَّهِ وَ فِيكُمْ رَسُولُهُ وَ مَنْ يَعْتَصِمْ بِاللَّهِ فَقَدْ هُدِيَ إِلى صِراطٍ مُسْتَقِيمٍ"
(آل عمران ١٠١)
↪️Sidee ayaad u gaaloobeysaan muslimiineey, adinka oo dushiina lagu akhrinaayo aayaatka Allah, dhaxdiinana uu joogo Rasuulki Allah ?
↪️Soomaaliyeey sidee ayaad u gaaloobeysaan adinka oo uu hortiina yaalo aayaadka Allah iyo axaadiith tii rasuulk…
🥰4❤2
9 Sept 2025, 08:56 UTC≈1,570 views7 reactionsread 7 August 2026 "Intaad ilaahay u jirtid ayaad u jirtaa waxaad nolosha rabtid"
❤7
25 May 2025, 13:32 UTC≈2,610 views4 reactionsread 7 August 2026 Buugga "السلام عليك يا صاحبي" Waan ku salaamay saaxiib "ee uu qoray Adham Sharkawi, turjumaaddiisuna uu sameeyay Aadan Sahan, waa buug xambaarsan xikmad nololeed, dareen, iyo lafa-gur qoto dheer oo ku saabsan nolosha, saaxiibtinimada, jacaylka, iyo akhlaaqda.
Waxyaabaha aad ka baran karto waxaa ka mid ah:
1. Qiyamka saaxiibtinimada – Buuggu wuxuu si qiiro leh uga hadlaa saaxiibtinimada runta ah, waxyaabaha dhisa iy…
❤4
13 Apr 2025, 20:03 UTC≈2,480 views19 reactionsread 7 August 2026 Dadka Caqliga,Cilmiga Iyo Iimaanka U Saaxiibka Ah Intooda Badan Ma Noqdaan Dad Xun Sababtoo Ah Xumaantu Waxaay Ubaahantahay Doqonimo, Jaahilnimo Iyo Xaasidnimo.
👌16✍3
8 Apr 2025, 09:09 UTC≈2,470 views8 reactionsread 7 August 2026 -
﴿ فَلَمَّا اعْتَزَلَهُمْ وَمَا يَعْبُدُونَ مِن دُونِ اللَّهِ
وَهَبْنَا لَهُ إِسْحَاقَ وَيَعْقُوبَ ۖ وَكُلًّا جَعَلْنَا نَبِيًّا ﴾
من تـرك شيـئاً للـه عَـوّضه اللـه خـيراً مـنه...
❤8
7 Apr 2025, 05:20 UTC≈2,440 views14 reactionsread 7 August 2026 048 - Waan ku salaamay saaxiib
Waa maxay qalbijabkaas aan codkaaga ka arko iyo murugadaas indhahaaga ka muuqataa?! Ma waxa aad isu malaynaysaa in aadan ka mid ahayn dadka wanaagsan (saalixiinta), maadaama aad ku dhacdo denbi aadan iska deyn karaynin, mar kasta oo aad ka toobad keentana aad gadaal ugu laabanayso?!
Yaa kugu yidhi dadkii wanaagsanaa denbiyo ma ay lahayn?!
Yaa kugu yidhi kuma ay jirin dagaal isjiidadk…
❤10👍4
7 Apr 2025, 05:20 UTC≈1,820 views8 reactionsread 7 August 2026 Photo
Buugana waa xikmad miiran marna waxuu si diiran kuugu sheeegaayaa arima adiga ku heystay, ku dhiirinayaa, kuna xasuusinayaa Qowlka Allah, cajiib!
Waxn go'aan ku gaadhay inaan nolol maalmeed keyga ku darsado safxo ka mid ah, oo aan ku celiyo akhrintiisa marar badan oo kale
Cutubkayga maanta👇
❤7👍1
2 Apr 2025, 09:03 UTC≈1,970 viewsread 7 August 2026 https://t.me/Qalin_Qeexid/101
25 Mar 2025, 16:20 UTC≈2,240 views6 reactionsread 7 August 2026 Soo koobidda buugga الداء والدواء
1. Dambiga iyo Saameyntiisa
Dambigu wuxuu sababa murugo, walbahaar, iyo xanuun ruuxi ah. Ibnul Qayyim wuxuu sharxayaa sida uu u saameeyo nolosha qofka, aduun iyo aakhiraba.
2. Cudurrada Qalbiga iyo Daawadooda
Qalbigu wuxuu la xanuunsadaa kibir, xaasidnimo, jacayl xad-dhaaf ah, iwm. Daawadoodu waa Alle xusuus iyo camal wanaagsan.
3. Doorka Ducada iyo Istighfaarka
Duco iyo istighfaa…
👍6
25 Mar 2025, 16:19 UTC≈1,790 views10 reactionsread 7 August 2026 Photo
Buugga "الداء والدواء" ee uu qoray Imaam Ibnul Qayyim Al-Jawziyyah waa kitaab qiimo badan oo ka hadlaya cudurrada ruuxiga ah iyo daawooyinkooda, iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo dembiga iyo saameyntiisa nolosha aadanaha.
Hoos ka akhriso soo koobisiida👇
❤8👍2
24 Mar 2025, 18:25 UTC≈1,660 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @KooxdawadajirPhoto
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔🤝𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥━✧
𝗕𝗲𝘀𝘁 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝘀.📚
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝘀 👇
𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔🤝𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗗
𝗞𝗔 𝗛𝗘𝗟𝗘𝗬𝗦𝗔𝗔 👇
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
🎤𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 🎤
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
❤️ 𝗝𝗔𝗖𝗘𝗬𝗟 ❤️
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
🗣𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🗣
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
…
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Nuxurka_Buugaagta. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.