31 Dec 2025, 20:09 UTC499 views7 reactionsread 7 August 2026 Waxaa saacado yar kadib bilaabmi doona sannadka 2026
Ilaahey waxaynu waydiisaneyna inuu sannadkaan inoogu bilaabo khayr inooguna dhamaado khayr
Sannadkii tageyna ilahey dambigeena ha dhaafo gafafkeenii io sayi’aadkeenii
Dheh aamin
❤3👍3🥰1
Signed ●▬ⁱᵃᵐ▬ꨄ︎𖣔ꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋامريم ➪𖣔ꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋ≛⃝✨🔐
18 Sept 2025, 15:38 UTC792 views5 reactionsread 7 August 2026 File
SALAADA💔
❤4👍1
Signed ●▬ⁱᵃᵐ▬ꨄ︎𖣔ꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋاسياء ➪𖣔ꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋ≛⃝✨🔐
29 Jan 2025, 15:28 UTC≈1,420 views4 reactionsread 7 August 2026 SAAXIIBKA WANAAGSAN
1. Cumar binu Khaddaab RC wuxuu yidhi: "Islaamka kaddib, addoonka lama siiyo nimco ka wanaag badan saaxiib wanaagsan. Midkiin haddii uu walaalkii ka arko kalgacal, haku fara adaygo."
2. Shaafici AHUN wuxuu yidhi: "Haddii aad leedahay saaxiib kugu caawiya khayrka, ku mitid oo ha sii dayn."
3. Luqmaan Xakiim ayaa isna kula dardaarmay wiilkiisii: "aabbe iimaanka kaddib waxa ugu horreeya ee aad raa…
👍2❤1👏1
Signed ●▬ⁱᵃᵐ▬ꨄ︎𖣔ꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋالجنة الدنيا➪𖣔ꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋ≛⃝✨🔐
21 Jun 2024, 06:43 UTC≈2,040 views18 reactionsread 7 August 2026 Photo
﴿إِنَّ الْحَسَنَاتِ يُذْهِبْنَ السَّيِّئَاتِ ۚ ذَٰلِكَ ذِكْرَىٰ لِلذَّاكِرِينَ﴾.🌙🤍...
{Camalka Wanaaggu waxa uu Fogeeyaa Xumaanta,Taasina waa waano u ah Ciddii wax Xusuusata}..🥰
Subax wnagsan🥰
.👇👇.Halkaan taabo 👇👇
↪️🚸@Mustaqbalkaabe 🛂↩️
❤14👍4
Signed Zakir Koofi
8 May 2024, 09:53 UTC≈2,110 views14 reactionsread 7 August 2026 Photo
Dadka aduunka korkiisa saaran oo dhan waxay jecelyiin inay helaan midhaha guusha oo macaan ah🍀🌸
iyagoo is diidsiinaya inay dhadhamiyaan qadhaadhka guul darada😴🏵
❤9👍4👏1
Signed ●▬ⁱᵃᵐ▬ꨄ︎𖣔ꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋالجنة الدنيا➪𖣔ꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋ≛⃝🫀
7 Mar 2024, 19:21 UTC≈2,320 views21 reactionsread 7 August 2026 Photo
Taaz ku xisaabtan😌
❤17👍3👏1
Signed ●▬ⁱᵃᵐ▬ꨄ︎𖣔ꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋالجنة الدنيا➪𖣔ꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋ≛⃝🫀
24 Jan 2024, 13:02 UTC≈2,480 views1 reactionsread 7 August 2026 https://t.me/banaatcafifataldiin
👍1
Signed الجنة الدنيا😻🫶💙
20 Jan 2024, 18:23 UTC≈2,370 views11 reactionsread 7 August 2026 Photo
Nabiga ﷺ wuxuu yiri: "Xaqa Muslimku Muslimka kale uu ku leeyahay waa Lix;
1. Haddii uu la kulmo waa salamaa.
2. Haddii uu u yeero waa ajiibaa.
3. Hadduu talo waydiisto waa la taliyaa.
4. Hadduu hindhiso oo uu ALXAMDU LILAAH dhaho YARMAKULULAAH ayuu u yiraahdaa.
5.Haddii uu xanuunsadana waa booqdaa.
6. Haddii uu dhintana janasadiisa ayuu racaa".
❤9👍2
Signed Mohamed Abdalla
14 Jan 2024, 12:17 UTC≈2,110 views26 reactionsread 7 August 2026 Photo
Marwo kastaa waxay u qalantaa nin noocan oo kale ah. 🥹♥️🌼
❤23👍2🥰1
Signed الجنة الدنيا🫂🫀💗
11 Dec 2023, 09:25 UTC≈2,380 views34 reactionsread 7 August 2026 xiriirka ugu wanaagsan ee mudan in la xoojiyo waa xiriirka ilaahay kaala dhaxeeyo , marwalba oo aad usoo dhawaato wax walba way kuu hagaagi .🌸🫀🥹
❤33👍1
Signed الجنة الدنيا🫂🫀💗
9 Nov 2023, 17:24 UTC≈2,620 views4 reactionsread 7 August 2026 ♤BALLAN_KA_BAXYADAYDII♤
Astaanta DambiDhaafka Waxa aan Si Fiican U Fahmay Mar aan Baadhayey Kutubta Ka Hadasha Siirada Suubbanaha . Cumar binu Khaddaab, Muslimiinta waxa Uu Ku Dhibi jiray Diinta, Ushiisii Xoogganayed ayaa Uu Dhabarka Kaga Garaaci Jiray Jaariyaddiisii, Kamana Joojin jirin ilaa Uu Daalo , Marka uu Daalana waxa uu Ku Odhan jiray: "Kuma Daayeen Ee Waa Daalay" Muslimiinta waxa ay aaminsanayeen Dameerka K…
👍3❤1
Signed Mohamed Abdalla
9 Nov 2023, 14:54 UTC≈2,060 views8 reactionsread 7 August 2026 Photo
]
• Fadliga iyo jecleysiga ku yimid cadeyga....
Hooyadeena Caa'isha (Allaha haka raali noqdee) ,waxay tiri: wuxuu yiri Rasuulkii alle Naxriis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee:- "Cadaygu waa nadiifiyaha afka, Allah Sareeyena wuu raaligaliyaa".
(Al-Imam axmed iyo Nisaa-i)
❤5👍3
Signed الجنة الدنيا
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Mustaqbalkaabe. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.