17 Mar 2026, 11:40 UTC757 views20 reactionsread 12 August 2026 Photo
๐ธุจูุณูู
ู ุงูููููู ุงูุฑููุญูู
ููฐูู ุงูุฑููุญููู
ู
๐ทMagaca Eebe Ayaan ku billaabayaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
๐ธุฅูุฐูุง ุฒูููุฒูููุชู ุงููุฃูุฑูุถู ุฒูููุฒูุงููููุง
๐ทMarka DHulka la gilgilo.
๐ธููุฃูุฎูุฑูุฌูุชู ุงููุฃูุฑูุถู ุฃูุซูููุงููููุง
๐ทDhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa).
๐ธููููุงูู ุงููุฅููุณูุงูู ู
ูุง ููููุง
๐ทDadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay.
๐ธููููู
ูุฆูุฐู ุชูุญูุฏููุซู ุฃูุฎูุจูุงุฑูููุง
๐ทMaalintaas waxay ka sheekayn warkโฆ
โค20
Signed ุฃุจู ุนุจูุฏุฉ ุงูุตูู
ุงูู
12 Sept 2025, 14:29 UTCโ1,670 views30 reactionsread 12 August 2026 Photo
Ma ogtahay in xilliga sifaynta Kelyaha, dhiigga lagu soo saaro tuubada cas, keddibna la mariyo mishiinka sifaynta, keddibna dib loogu celiyo jidhka iyada oo loo marayo tuubada buluugga ah. Habkani waxa uu qaadanayaa afar saacadood in la dhammaystiro, bukaanku waxa uu ahaanayaa mid aan ka dhaqaaqayn sariirta.!
Nidaamkan waxaa la sameeyaa saddex jeer toddobaadkii, taas oo macnaheedu yahay laba iyo toban jeer bishii, mโฆ
โค27๐ฅฐ2๐1
Signed ุฃุจู ุนุจูุฏุฉ ุงูุตูู
ุงูู
1 Sept 2025, 18:44 UTCโ1,530 views21 reactionsread 12 August 2026 Gabar ka mid ah gabdhaha ayaa tiri:
Waxaan magacyo u bixiyey dhammaan qolalka gurigayga.
Qolka fadhiga waxaan u bixiyey Qolka Takbiirta (ุงููู ุฃูุจุฑ)
Qolka jiifka waxaan ugu yeeraa Qolka Tahliilka โ oo macnihiisu yahay (Laa ilaaha illallaah)
-Jikada waxaan ugu magac daray Qolka Istighfaarta.
Sidaas darteed, qol kasta oo guriga ka mid ah wuxuu leeyahay magac ku xasuusinaya xuska Alle swt.
Markasta oo aan galo qol siโฆ
โค18๐ฅฐ2๐1
Signed ุฃุจู ุนุจูุฏุฉ ุงูุตูู
ุงูู
19 Aug 2025, 09:49 UTCโ2,590 views15 reactionsread 12 August 2026 Gabadha sawirka kore ku jirta ayaa la sheegay in ay ku sugan tahay magaalo ku taalla waqooyiga Soomaaliya, kuna shaqeyso kalkaaliso caafimaad ahaan. Mushaharkeeda waxaa bixiya hayโad Kiristanka faafisa. Hay'adaasi Waxay ugaarsataa dumarka iyo carruurta, kaddibna waxay ku xirtaa kaniisado qarsoodi ah.
Qaybta dambe ee qoraalka waxay ku baaqayaan in la taageero gabadhan iyo kuwa la midka ah ee Soomaaliyeed ee gaaloobaโฆ
๐ข11๐ฑ3โค1
Signed ุฃุจู ุนุจูุฏุฉ ุงูุตูู
ุงูู
19 Aug 2025, 09:49 UTCโ1,980 views15 reactionsread 12 August 2026 Photo
Maqaalkan kore waxa uu soo baxay 16.8.2025.
Waxa uu ka hadlayaa shaqo qarsoon oo ah faafinta diinta Kiristaanka oo ka socota gudaha Soomaaliya. Warbixinta waxay sheegtay in magaalada Muqdisho oo kaliya ay ku sugan yihiin dad gaaraya 1500 oo Kiristaan ah, qaarkoodna horey Muslim u ahaayeen balse ay diinta ka baxeen.
Sida la sheegay, dadkaasi waxay leeyihiin kaniisado qarsoodi ah oo ay isugu yimaadaan, sidoo kale dadkaโฆ
๐ข12๐ฑ2โค1
Signed ุฃุจู ุนุจูุฏุฉ ุงูุตูู
ุงูู
15 Jul 2025, 05:30 UTCโ1,530 views16 reactionsread 12 August 2026 Istaraatiijiyadda waa khariidad lagu dhiso qofka laftiisa, oo lagu beddelo qofka si uu u noqdo mid ka wanaagsan sidii hore. Laakiin khariidaddani waxay ka kooban tahay toban qaanuun, mid kastaana wuxuu u diyaariyaa qofka inuu isbeddel sameeyo. Tani waa sunnada Eebbe ee abuurka biniโaadamka:
Midka Koowaad: Si aad isbeddel wanaagsan u samayso, waa inaad diyaar u tahay. Rabitaankaagu ha ahaado mid adag, bir ah. Isbeddeโฆ
โค6๐6๐ฅฐ2๐1๐ฅ1
Signed ุฃุจู ุงููุถู
15 Jul 2025, 05:30 UTCโ1,050 views12 reactionsread 12 August 2026 Photo
Tobanka Tallaabo ee Noqon kara Mashruuc Istaraatiiji ah oo Isbeddel Lagu sameeyo:
โค8๐ฅฐ2๐1๐1
Signed ุฃุจู ุงููุถู
10 Jul 2025, 07:46 UTCโ1,270 views18 reactionsread 12 August 2026 Video
Sh mustafe x. Haaruun xafidahullaah
โค15๐ฅฐ2๐1
Signed ุฃุจู ุงููุถู
9 Jul 2025, 15:31 UTCโ1,120 views8 reactionsread 12 August 2026 Waxay u marti-sooreen si qurux badan ,intaa kadib goortii u doonay inuu Abu-dar baxo waxa Nebigu ku yidhi:( ku laabo tolkaa dhexdoodana joog,ilaa aad ka maqlayso inuu Alle xaqqa u gargaaray,Islaamkaagana ka qari Quraysh sababta oo ah waan kaaga baqayaa.waxaan ku idhi: Allehii xaqqa kugu soo saaraan ku dhaartee waxaan runta kaga dhufan doonnaa indhaha โฆ. )
Bal u fiirsada sababta aanuu Nebigu S.C.W Abu-dar aanu ugu dโฆ
โค8
Signed ุฃุจู ุงููุถู
9 Jul 2025, 15:31 UTC959 views3 reactionsread 12 August 2026 tacalluqaa dhaqammadii cibaadada ee dadka.
Halka marka aynu eegno guriga Saciid Ibnu Sayd uu u dhawaa aqalka Cumar binu Khadaab oo ahaa dadkii ugu darnaa diidmada Islaamka wakhtigaa, sidoo kale Cumar Binu Khadaab waxa ay Ilmaadeer iyo Seeddi ahaayeen Saciid oo xaaskiisu ahayd Cumar Binu Khadaab walaashii. Tan oo lagu daray in Cumar si joogto ah usoo bookhan jiray guriga walaashii waxa ay ka dhigaysay guriga Saciid mโฆ
โค3
Signed ุฃุจู ุงููุถู
9 Jul 2025, 15:31 UTC684 views3 reactionsread 12 August 2026 Rasuulku S.C.W waxa loo soo saaray in uu muujiyo diinta xaqqa ah, oo ay diimihii hore oo dhami diyaarin u ahaayen sida uu Alle korreeye ku sheegay aayadda 19aad ee suuradda Al-cimraan:( "Diini Alle agtiisa waa Islaamka"),Nebigu S.C.W waxa uu dadka ugu baaqay inay Alle rumeeyaan baaqiisana raacaan,intaa kadib waxa uu nabigu u qaybiyay una kala nidaamiyay saxaabadii Alle iyo rasuulkiisa rumaysay waqtigii bilawga dacwadโฆ
โค3
Signed ุฃุจู ุงููุถู
9 Jul 2025, 15:30 UTC796 views7 reactionsread 12 August 2026 Photo
Mux: ๐๐ก.๐๐ฅ๐ฆ๐ข๐ฌ ๐๐๐ฑ๐ฒ๐ ๐ฑ.๐๐๐ซ๐๐๐ก๐ข๐ฆ
๐/Q: ๐๐๐๐๐ข๐๐๐ญ๐๐๐ฑ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ (๐๐๐๐ฐ๐ข๐ฒ๐)
๐ฆ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ฅ๐ฎ๐๐๐๐น๐ธ๐ฎ ๐ฆ.๐.๐ช ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐น๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ๐๐ฎ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ๐ด๐ถ๐ถ ๐ ๐ฎ๐ธ๐ธ๐ฎ .
โ๐๐๐๐ฐ๐๐๐๐ข๐ข ๐ง๐๐๐ข๐ ๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ง๐๐ฒ๐
๐๐ข๐๐๐๐ฆ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฒ ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐
๐๐๐๐ช ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง ๐๐๐ฒ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐
๐๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐ฒ๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฅ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ
๐๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐๐ข๐ซ๐๐ง ๐๐๐ฒ ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐โ
โ๐๐๐๐ฐ๐ข๐ฒ๐ โ
โค7
Signed ุฃุจู ุงููุถู
Showing the 12 most recent of 19 posts we hold for @Mucjisoyinka_Quraanka. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked โ was rounded by Telegram before we ever saw it โ t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so โ1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.