30 Jun 2026, 06:32 UTC≈1,340 views21 reactionsread 16 August 2026 Photo
🙌dhamaan walaalaha qaaliga
🫴qofkasta oo xirfadan qayb ka ah amaba kucusub
📣Waxaan diyaarinay ○Course○ Free ah
🔂taas oo aan uga hadalnay waxwalba oo Forex kusaabsan oo ah Bilow
❓Suaalaha aan kaga jawaabnay
💡Forex vs crypto kee wanaagsan ?
💡sidee Forex uga shaqaystaa ?
💡Technicals vs fundemantals ?
💡Brokers vs propfirms ?
💡Intee Forex kubaran karaa ?
💡Maxan iska hubiya si an u ogaado heer aqoontayda xirfadda ?
💡Macali…
❤20👍1
12 Jun 2026, 14:46 UTC≈1,980 views24 reactionsread 16 August 2026 Video
👂Hadii aad Account challenge ah haysatid
👁Hadii aad rabtid inaad waxbadan ka ogaatid sida loogu shaqaysto propfirms
🗣Hadii marwalba akoonku ka xumaado sababtuna aysan ahayn strategyada
https://youtu.be/b-naQEOuLrg
❤17👍5👨💻1🔥1
16 Mar 2026, 14:17 UTC≈3,340 views63 reactionsread 16 August 2026 🍪Propfirm mastery
➡️shirkadaha bixiya malgalinta sida fundednext waxay 90% rabaan fahan iyo shax qofka fahma asagoo xataa aanan consistence ahayn uu lacago kaga samayn karo
🤞Waxa jirta Casharro aan ka diyaarinay sidoo kalena hadii teamku codsado muuqaal guud
1️⃣Waxaan soo dhigaynaa youtubeka teamka si qofku u fahmo habka uu uga shaqaysan karo
➡️Arrintan kuma jirto strategy waa kaliya xog lagama maarmaan ah
⚠️Wa a…
❤63
22 Feb 2026, 13:35 UTC≈3,080 views21 reactionsread 16 August 2026 💸Bitcoin 😎40,000 way kahoosmari doontaa si ay u bilowdo dhaqaaqa xiga 📆2027 ✅
❤14✍3👨💻3👍1
18 Feb 2026, 16:01 UTC≈3,050 views17 reactionsread 16 August 2026 Photo
🌙Ramadan Kareem Walaalaha qaaliga
🔜Waxaan bilaabaynaa taxane tartan ah oo aan ku abaalmarinayno team ka academiyada kuwaas oo ku dadaala hormarinta xirfadooda
🥇🏆Guulaystaha waxaan siinaynaa abaalmarin lacageed
⌛kalasoco taxanaha discordka academiyadda
🖥 www.koriyeAcademy.com
📞+252907690928
❤14👨💻3
17 Feb 2026, 15:42 UTC≈2,160 views11 reactionsread 16 August 2026 Video
🪩Kubiir discordka teamka hadii aad haysatid membership active ah
📞📱whatsapp fariin nooga dir hadii aadan helin casuumadda aad ugu biiraysid
✅inaad Aqbashid Ruleska hore iyo dambe oo ah xeerar fudud
🪩Akoonkaaga u samayso email iyo lambar si aysan caqabad kugu noqon inaad kubiirtid teamka
👤Ku qoro magacaaga si aan ku aqoonsano hadii kale si fudud baan remove🦶 ku oran karnaa
🙌🫲🫱So dhowow
🖥 Www.koriyeAcademy.com
❤8💯2✍1
2 Feb 2026, 07:36 UTC≈2,170 views19 reactionsread 16 August 2026 Photo
👋Waan salaamaya dhamaan walaalaha
✈️Jadwalka Academiyadda Sanadka
✅Waxaad helaysa 4cashar isbuuc kasta
1️⃣Dhacdooyinka Isbuuca
➡️Maxa dhacay sidee uga faa'idi kartay
2️⃣Falanqaymaha Isbuuca
➡️Wa sidee Isbuuca cusub
🟠Kulan live ah : Kala soco websiteka
➡️Casharkan waxa codaynaya teamka isbuuca bilowgiisa
4️⃣Suaasha Jimcaha
⚠️👆Haddii aad teamka qayb katahay si aan kuugu so dirno habka Discordka ugu soo biiraysid naxa…
❤15🫡3🍾1
30 Jan 2026, 17:34 UTC≈1,990 views15 reactionsread 16 August 2026 Photo
🆘Iswaydii inaad leedahay Winrate ?
❓ma taqaana trade expectency-gaaga
🔭2026 waxaan rabnaa inaan dhamaan teamka u dirno inay soo dhisaan data dhamaadka sanadkana aan systemka barnay ogaano Overall winratekiisa
👇Waxaan doonayno wa in Market stuctute mastery uu noqdo hab dabiici ku dhisan Data laga aruuriyay boqolaal soomaaliyeed natiijadoodii
🥇Systemkeenu markaas wuxu noqon systemka u horeyay ee dad kala duwan qiime…
❤13✍1🤷♂1
29 Jan 2026, 15:40 UTC≈1,540 views21 reactionsread 16 August 2026 😯Taariiikh dahabka ayaa ku dhacay 30daqiiqo waxkabadan 3,700pips
👁https://www.tradingview.com/x/mW6O86nx/
🐘wa dhaqaaqii u weynaa ee hal shumac sidoo kale maanta kaliya wuxu soo dhacay illaaa 5,000pips
👀dib ugu laabo casharka candle mastery dhaqaaqaan wuxu katagay fariin ka hor intuusan dhicin
❤21
27 Jan 2026, 15:30 UTC≈1,860 views12 reactionsread 16 August 2026 Video
💯Iska diwangali kaliya adigoo isdiwangalinaya hal taabasho lacagtana kubixinaya taabashada labaad 1️⃣
🖥 www.koriyeAcademy.com
🔤 waxkayar 4maalmood ba hartay
⭐️Casharadan qofwalba oo arkay wuxu noo shegay inay yihiin casharadi utayo sareeyay ee xirfadan laga diyaariyay
📱📞Nala soo xiriir
📞+252907690928
❤10☃1👨💻1
24 Jan 2026, 13:00 UTC≈1,480 views18 reactionsread 16 August 2026 Photo
😁Inaaad Forex lacag ku khasaarisid lacagtaasina tahay mid aad wax kubaran kartay waa arrin muujinaysa dib u dhac xirfadeed
🤔Kafiirso Go'aanadaada oo hormari xirfadahaaga
🙏KoriyeAcademy waxay utaagantahay inay kusiiso xirfad dhamaystiran 100%
➡️Waxaase kuxiran shuruudo ah inaad dhankaaga ka dadaashid
🌐 www.koriyeAcademy.com
🛍7dii beri ee u dambeysay weeye hadii aad qorshaynaysid inaad teamka febr kusoo biirtid wa i…
❤14🤷♂2👨💻1🔥1
23 Jan 2026, 12:05 UTC≈1,330 views14 reactionsread 16 August 2026 Photo
🕓Fursaddii sanadka cusub ee 50% waxa ka dhiman hal isbuuc
🔜7da beri ee bisha ka dhiman ayaad kusoo biiri kartaa academiyda
📌Wa inaad ogaati hadii aadan teamka lasoo xiriirin oo waqtigu dhamaado oo bilowga bisha aad rabti inaad isdiwangalisid kuma siinayno fursad hadii aadan hadda noo sheegin sababta
⚠️Forex wa xirfad ganacsi khatar badan waxaana ganacsi ka dhigan kara qof Aqoon faro badan ku hubaysan oo yaqaana wux…
❤12✍1🍾1
Showing the 12 most recent of 19 posts we hold for @KoriyeAcademy. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.