27 May 2026, 11:38 UTC≈1,190 views8 reactionsread 8 August 2026 Hi everyone 👋
A friend of mine is conducting research for his graduation thesis about university students’ satisfaction with mobile banking apps.
If you’re currently a university student and use any mobile banking app, please take 5 minutes to fill out this anonymous survey 🙏
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScnc94nlgysWkp2gc8jfwaaFflsG8HauWaETt6uGP7mDv0pmg/viewform?usp=dialog
Every response really helps,…
❤4👍4
1 May 2026, 19:12 UTC≈1,710 views19 reactionsread 8 August 2026 Artificial Intelligence (Garaad Gacmeed)
Fahamka iyo la qabsashada Garaad Gacmeedku waa mid ay khasab ku tahay qof walba, field-ka uu rabo haku jiro e. Garaad Gacmeedku waxa uu noqday hadda waxyaalaha asaasiga ee ay tahay qof walba inuu fahmo.
Haddaba waxaa laga yaabaa dad badan inay ku jahwareeraan boqolaalka Garaad Gacmeedee kala duwan ee jira, taasna ay ku sababto overwhelming, sidoo kalena uu qofku dareemo FOMO…
❤17👍2
1 May 2026, 19:12 UTC≈1,460 views2 reactionsread 8 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
💯2
19 Feb 2026, 14:15 UTC≈2,420 views12 reactionsread 8 August 2026 Photo
Ka warrama saaxiibayaal, haddii aynu ka qayb qaadanno afurinta walaalaheenna masaakiinta ah, oo berri aynu bixino kharashaadka shanta qoys ee ugu horreeya?
Kaliya 50 qof oo min $7.5 bixiya, ama 100 qof oo min $3.75 bixiya, baynu ku suurtagelin karnaa taakulayntaas.
Waa bil Ramadaan oo ajarku ka badan yahay, fursaddaana waa mid aynu ku kasban karno kheyr badan isla markaana ku farxad gelin karno qoysas baahan.
Aan …
❤10👍1🔥1
19 Feb 2026, 11:40 UTC≈1,830 views16 reactionsread 8 August 2026 Soonqaad wanaagsan,
Ilaahay ha innaga yeelo kuwii si daacadnimo leh u sooma, naartana laga xoreeyo, ajar iyo cafisna ku mutaysta.
Dhammaan intii dhimatay ee waalidkeen iyo muslimiinto oo dhana haka yeelo kuwa naarta laga xoreeyo, maqaankooduna uu noqdo janatul firdows.
Rabbi ha nooga yeelo soonkan mid qalbiyadeena nadiifiya, dembiyadeenana lagu dhaafo, darajooyinkeenana kor loogu qaada.
Rabbi ha inooga yeelo bil…
❤16
1 Jan 2026, 18:31 UTC≈2,520 views19 reactionsread 8 August 2026 Sannadkii tagay wuxuu noqday mid ay si buuxda isu beddeleen filashooyinkii dhaqaale ee caalamka. Soo laabashadii Trump ee xafiiska, iyo ololihiisii ku dhisnaa soo gabagabeynta dagaallada adduunka ka aloolsan iyo hagaajinta dhaqaalaha caalamka, ayaa halkii laga filayay ka leexday, taas beddelkeedana horseeday xiisado siyaasadeed iyo mid dhaqaale oo cusub.
Canshuuro (tariffs) cusub oo uu Trump ku soo rogay badeecooyin…
❤16🔥2👍1
23 Dec 2025, 21:43 UTC≈2,090 views29 reactionsread 8 August 2026 Adduunkan, Ilaahay wuxuu ku imtixaamaa qofka mu’miinka ah ee uu jecel yahay, imtixaankaasna wuxuu noqon karaa xanuun nooc kasta ha ahaadee, ha noqdo mid jireed ama mid maskaxeed (psychological) sida depression iyo anxiety. Dhammaantood waa qayb ka mid ah imtixaanka nolosha.
Nabigu ﷺ wuxuu yiri:
مَا يُصِيبُ الْمُسْلِمَ مِنْ نَصَبٍ وَلَا وَصَبٍ وَلَا هَمٍّ وَلَا حُزْنٍ وَلَا أَذًى وَلَا غَمٍّ، حَتَّى الشَّوْكَةِ يُشَا…
❤23👍4🕊2
31 Oct 2025, 09:24 UTC≈2,690 views15 reactionsread 8 August 2026 Qarnigan 21-aad, blockchain wuxuu ka baxay heerkii tijaabada oo inta badan ku koobanayd crypto, wuxuuna noqday qaab-dhismeedka cusub ee loogu kalsooni badanyahay dhaqaalaha caalamka. Maanta, isbeddelladii ugu waaweynaa ee dhaqaalaha dijitaalka ah waxaa hoggaaminaya hay’ado traditional ah oo waaweyn, dowlado, iyo shirkado fintech ah oo si rasmi ah ugu guuraya decentralized infrastructure.
Waxaa muddo dheer la filayay…
❤15
31 Oct 2025, 09:24 UTC≈2,040 viewsread 8 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
20 Oct 2025, 09:29 UTC≈2,580 views19 reactionsread 8 August 2026 Photo
Waxaa maanta dunida oo dhan gilgiley “Internet outage” ballaaran oo ay sabab u tahay Amazon Web Services (AWS), mid ka mid ah shirkadaha ugu awoodda badan ee bixiya adeegyada cloud-ka.
Khalad ku dhacay xarunta US-EAST-1 region ee AWS ayaa sababay in tobanaan kun oo website-yo iyo apps muhiim ah ay istaagaan ama si liidata u shaqeeyaan. Waxaa saamayn weyn dareemay barnaamijyada caanka ah sida Snapchat, Duolingo, Venm…
👍9❤8👏1🔥1
12 Oct 2025, 19:27 UTC≈2,190 views35 reactionsread 8 August 2026 In badan baan baraha bulshada ka maqnaa saaxiibayaal, wax badan baan soo wadnaa insha'Allah, xogihii aan soo gudbin jirnayna waan soo celin doonaa.
👏26❤8👍1
12 Oct 2025, 19:26 UTC≈2,410 views19 reactionsread 8 August 2026 Dhacdadii habeen hore ka dhacday suuqyada crypto waxay ahayd mid si xeel dheer loo qorsheeyay, taas oo si toos ah ula xiriirtay istaraatiijiyad uu hormuud u ahaa Donald Trump iyo kooxdiisa, gaar ahaan caruurtiisa. Habeenkii uu Trump hanjabaadda u diray China, isla markiiba waxaa suuqa lagu sameeyay liquidation ballaaran, taasoo keentay in lacago badan laga saaro suuqa.
Wararka la helay waxay tilmaamayaan in wiilka T…
❤13👍5👏1
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @IbrahimHajiOmar. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.