5 Aug 2026, 19:43 UTC31 views3 reactionsread 6 August 2026 Photo
الَّذِينَ آمَنُوا وَتَطْمَئِنُّ قُلُوبُهُم بِذِكْرِ اللَّهِ ۗ أَلَا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ ۗ
«“Ogaada, xuska Alle ayay qalbiyadu ku xasillaan.”
(Ar-Racdi: 28)»
Qalbigu mararka qaar wuxuu la kulmaa walwal, cabsi iyo fikir badan. Laakiin Alle wuxuu ina xusuusinayaa in meesha ugu weyn ee qalbigu ka helo xasilloonidu ay tahay xuska Alle.
Marka aad tiraahdo: Subxaanallaah, Alxamdulillaah, Laa ilaaha il…
❤3
Signed زَكــــــــــــرِيَّــــــــــــا
3 Aug 2026, 03:06 UTC63 views9 reactionsread 6 August 2026 Photo
اللهم ارزقنا في هذا الصباح رزقًا طيبًا مباركًا
Alloow nagu arsaaq subaxdan rizqi wanaagsan oo barakaysan.
❤9
Signed زَكــــــــــــرِيَّــــــــــــا
30 Jul 2026, 15:07 UTC759 views7 reactionsread 6 August 2026 Photo
Qur'aanku waa daawo, Waxa uu qalbiga ka ilaaliyaa xumaha iyo waswaaska shaydaanka. .
Haddaba, aynu ku dadaalno akhriskiisa, fahamkiisa iyo ku camal-falkiisa. Alle ha inaga yeelo kuwa Ahlu Qur'aan ah, Aamiin..❤️
❤6🥰1
Signed زَكــــــــــــرِيَّــــــــــــا
29 Jul 2026, 12:55 UTC154 views8 reactionsread 6 August 2026 Photo
🥺❤️
❤8
Signed زَكــــــــــــرِيَّــــــــــــا
26 Jul 2026, 15:58 UTC203 views5 reactionsread 6 August 2026 Photo
السَّكِينَة
Sakiinadu ma aha nolol aan dhibaato lahayn, ee waa degganaanshaha uu Alle geliyo qalbiga addoonkiisa marka ay duruufuhu adkaadaan.
Waxaad arkaysaa dad wax walba haysta, haddana aan degganayn. Waxaad kaloo arkaysaa kuwo duruufo adag ku jira, balse qalbigoodu xasilloon yahay. Farqigu ma aha waxa ay haystaan, ee waa sakiinada uu Alle ku mannaystay.
Marka qalbigaagu ku xidhnaado Alle swt, dhibaatooyinku way i…
❤4🥰1
Signed زَكــــــــــــرِيَّــــــــــــا
25 Jul 2026, 16:53 UTC179 views5 reactionsread 6 August 2026 Photo
﴿إِنَّا كُلَّ شَيْءٍ خَلَقْنَاهُ بِقَدَرٍ﴾
(سورة القمر: ٤٩)
"Annagu wax kasta waxaan ku abuurnay qadar (qiyaas iyo go'aan Alle)."
Qadarta Dhan Walba Ku Qanac
Ku qanacsanaanta qadarta Alle ma aha inaad joojiso dadaalka, ee waa inaad aaminto in wax kasta oo ku soo mara ay ku jiraan xigmad uu Alle og yahay, adiguna aadan weli arkin.
Mararka qaar waxaad waydaa wax aad jeclayd, mararka qaarna waxaad heshaa wax aadan fil…
❤5
Signed زَكــــــــــــرِيَّــــــــــــا
23 Jul 2026, 17:53 UTC151 views5 reactionsread 6 August 2026 اللهم صلِّ وسلم على نبينا محمد، وعلى آله وصحبه أجمعين.
❤4💯1
Signed زَكــــــــــــرِيَّــــــــــــا
17 Jul 2026, 18:27 UTC≈1,090 views9 reactionsread 6 August 2026 Photo
"Mar kasta oo qalbigaagu daalo, xusuusnow in Alle hore u qoray maalinta murugadaadu dhammaan doonto, ilmadaaduna qallali doonto. Samir yeelo, ducada badso, oo ku kalsoonow qorshaha Alle. Waxa adiga kuu qoran, cidna kaa qaadi mayso. 🤍✨"
@FikradahaXorta ✍🗣
❤9
Signed زَكــــــــــــرِيَّــــــــــــا
2 Jul 2026, 18:22 UTC352 views4 reactionsread 6 August 2026 اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
🤍
❤4
Signed زَكــــــــــــرِيَّــــــــــــا
2 Jul 2026, 14:15 UTC323 views8 reactionsread 6 August 2026 Forwarded from @Etminnan7Photo
اللَّهُمَّ خَيْرَ الأُمُورِ وَخَيْرَ الأَيَّامِ وَخَيْرَ الأَقْدَارِ.
"Ilaahayow, na sii arrimaha ugu khayrka badan, maalmaha ugu khayrka badan, iyo qaddarrada ugu khayrka badan."
🤲❤️🩹
❤8
Signed زَكــــــــــــرِيَّــــــــــــا
29 Jun 2026, 03:02 UTC374 views7 reactionsread 6 August 2026 Photo
Dhalinyarada Waxay Ka Daaleen In La Fahmi Waayo|
Mararka qaar dhalinyarada looma baahna qof talo badan siiya. Waxa ay u baahan yihiin waa qof maqla,Qof Fahma ,Qof Dhuuuxa .
Qaar badan waxay la nool yihiin culays aysan cidna u sheegin Karin . Way qoslaan, way sheekaystaan, laakiin qalbigooda waxaa ku jira dagaal aysan Dareemeynin Cid Kale .
Mararka qaar hal su'aal oo leh: "Sidee tahay runtii ,Waa sidee Xaladahaga Hoo…
❤7
Signed زَكــــــــــــرِيَّــــــــــــا
26 Jun 2026, 06:06 UTC287 views5 reactionsread 6 August 2026 Photo
للهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد عليه افضل صلات وسلام
Alle SWT Ha Ina Waafajiyo Khyr Dhamaantii Alle swt Shar Dhamantii Ha Inaga Xijaabo ,Muraad Walbo Oo Aad Leedahay Alle swt Haku Siiyo .
Sida Joogtada Inoo Ahayd Hana Ilaawin
Akhrinta Suratul kahfi, Xiririnta Qarabada ,Baxsashada Sadaqada ,Badinta Saliga Nabiga Salalahu caleyhi wasalam .
Alle SWT Xajaatkagah U Bandhigo Saacad Ayaa Ku Jirtaa Ducada La Aqbalo Oo Ge…
❤5
Signed زَكــــــــــــرِيَّــــــــــــا
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @FikradahaXorta. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.