27 Jan 2026, 09:51 UTC≈4,660 views4 reactionsread 14 September 2026 "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
JOIN US 🫵👇❤️💯
https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared
❤4
Signed TIMA CADDE ✍
22 Jan 2026, 13:43 UTC≈4,340 views0 reactionsread 14 September 2026 "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
JOIN US 🫵👇❤️💯
https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared
Signed TIMA CADDE ✍
26 Dec 2025, 07:23 UTC≈4,370 views3 reactionsread 14 September 2026 "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
JOIN US 🫵👇❤️💯
https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared
❤3
Signed TIMA CADDE ✍
21 Sept 2025, 20:17 UTC≈7,180 views31 reactionsread 14 September 2026 Photo
Fadlan Ha igatagin, wuxuu ahaa eraygii ugu danbeeyey ee kasoo baxay Qalbi Daacad ahaa oo Doonayay joogintaankeeda.
~Zaki bootan.
❤29😢2
Signed Shabcaan Ablac
8 Sept 2025, 16:55 UTC≈6,890 views55 reactionsread 14 September 2026 Photo
Socodkayga waxa igu weheliya laba aanan abaalkooda gudi karin, waxa isu kay kala badala Dayaxa iyo Cad-ceedda, waxa sahay u ah Alle bari iyo adkaar.❤️
❤54💯1
Signed Shabcaan Ablac
7 Sept 2025, 18:39 UTC≈6,230 views20 reactionsread 14 September 2026 Photo
Dayaxa ayaa si dhammeystiran caawa u madoobaaday. Waa marxalad uu nabigeenna Muxammad SCW , inoo sheegay inaysan wanaagsanayn oo Islaamka looga baahanyahay inay masaajida u degdeggaan.
Sawirrada uu soo bandhigay bogga faafinta ee Xaramka ayaa muujinaya marxaladaha uu caawa maray dayax-madoobaadka oo loo arko mid ka mid ah dayax-madoobaadkii ugu dheeraa ee la arko.
Rabbi aan waydiisano dambi dhaaf, inuu nafteenna k…
😭15❤3😢2
Signed Shabcaan Ablac
3 Sept 2025, 13:27 UTC≈5,680 views2 reactionsread 14 September 2026 Photo
"Waxaan Rajeeyneynaa In Aan Isbucaan 100K Subscribe Gaarno. NAGU TAAGEER 🫵👇❤️
https://youtu.be/ngkLXaFlHb8?si=Si5d2jzN-kIXt-DL
🔥2
Signed TIMA CADDE ✍
31 Aug 2025, 04:50 UTC≈5,920 views2 reactionsread 14 September 2026 "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
JOIN US 🫵👇❤️💯
https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared
❤2
Signed TIMA CADDE ✍
29 Aug 2025, 04:53 UTC≈5,050 views15 reactionsread 14 September 2026 Aqrinta suratul kahfi ayaa ah sirta jimcaha
Saliga nabiga oo labadiyo baa ah
Quruxda fadliga maalinkaan. Jimce wanaagsan.❤️
❤15
Signed Shabcaan Ablac
28 Aug 2025, 21:16 UTC≈5,810 views17 reactionsread 14 September 2026 Photo
"Marka aad kor usocotid, dadka aad sii mari dontid ha xumeynin, waxa laga yaaba ado soo jabay in aad soo martid" waa oraah cajiib ah oo ka turjumeysa waayaha lyo wacaalka
adduunka ee kala warega ah. Waa odhah wacyi iyo wano ugu filan kan sareynta dareemaya ee hawada isla jooga, waa odhah dhirigalin u ah kuwa halganka usaxiibka ah, waa oraah ay ka madhan tahay kala sareynta, lehna sinaan iyo xasuusin mug iyo miisan l…
❤16👍1
Signed Shabcaan Ablac
20 Aug 2025, 20:03 UTC≈5,420 views18 reactionsread 14 September 2026 Habeen wanaagsan, 25 qormo iyo 1 qormo aan isku diyaarino, siday idinla tahay saaxiibayaal? Xageen se u badinaa?
❤18
Signed Shabcaan Ablac
19 Aug 2025, 09:08 UTC≈5,800 views25 reactionsread 14 September 2026 Photo
Wali waxa aan xasuustaa wicitaankaagii ugu horeeyay iyo daqiiqadii ugu horraysay ee aan maqlo codkaagaaga naxariista leh, erayadaada cuddoon, xabeebta codkaaga ku ladhan iyo sida uu wadnahaygu u gariiray farxad darteed. Waxa aan la qabsaday in kuu subixii ku soo tooso farriimahaaga oo ay igu horrayso; “ Subax wanaagsan gacaliye.” Taasoo igu adkaatay markii aan waayay. Waxa aan ku baraarugaa aniga oo dib u milicsanaya…
❤21👍4
Signed Shabcaan Ablac
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @DunidaCaashaqa. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.