15 Dec 2024, 13:35 UTC≈1,480 views6 reactionsread 16 September 2026 Asc gabdhaha halkan ku jira waxaan rabaa inaan u sheego inaan samaynay guruub qu'raan oo xifdi iyo subac ah .
Soo dhawaada wll .
Waa guruub ay dhigayaan hablo dar Alle u raba inay habalaha wax u faa'ideeyaan.
Lanbarka iga soo qabtay inantii u baahan
0638533649
❤5👏1
Signed Asma Cabdifatax
20 Oct 2024, 19:29 UTC≈2,070 views7 reactionsread 16 September 2026 Photo
Photo, posted without a caption
❤7
Signed Asma Cabdifatax
27 Aug 2024, 17:35 UTC≈2,090 viewsread 16 September 2026 https://t.me/hamster_kombaT_bot/start?startapp=kentId897694100
20 Aug 2024, 21:17 UTC≈1,960 views0 reactionsread 16 September 2026 https://t.me/major/start?startapp=897694100
👑Help me to become best of the best in @Major and get some Stars!
500⭐️ invite bonus for you
750⭐️ if you are Premium Major
Signed Cabdi NajiiB™
27 Feb 2024, 05:43 UTC≈2,900 views20 reactionsread 16 September 2026 Waligaa nolosha kama helaysid wax yaabo dhamaystiran, laakin waxaad helaysaa waxyaabo yar yar oo aan dhamays tirneen Lakin aad ku qanacsantay.
👍11❤8🔥1
Signed Asma Cabdifatax
24 Feb 2024, 19:27 UTC≈2,930 views13 reactionsread 16 September 2026 Asc waraxmatullahi waaa barakatuh culimo
Haben wacan oo wanagsan
Cawa waa habayn qiimo badan
Illahy dunuubteena iyo tan waalidiinteena iyo dhamaan muslimiintaba ha dhaafo
Cafis iyo caafimad dhamaanteenba insha aynu isku wada ducayno
👍13
Signed Asma Cabdifatax
23 Feb 2024, 05:27 UTC≈2,930 views7 reactionsread 16 September 2026 Cafisku : Waa waxa ugu awoodda badan nolosha
Maanta beero geed aad beri hadhkiisa ku raaxaysan doonto. Waayo dhamaanten waxaan nahay socoto.
Qalbigaaga wax yar oo xumana ha kaga tagin.
qof walba cafi,oo iska dhaaf waxyaabihi hore kuu dhaafay, malahaagana wanaaji mar walba.
Farxadda aadmigu waxay ku jirtaa : mahadnaqa samirka, iyo inaad istiqfaarta badiso.
Jumco mubarak
Ku sali nuurkii dunida❤️
الهم صل وسلم وبارك ع…
👍7
Signed Asma Cabdifatax
22 Feb 2024, 07:20 UTC≈2,610 views9 reactionsread 16 September 2026 Video
Video, posted without a caption
👍5❤3👏1
Signed Asma Cabdifatax
20 Feb 2024, 09:21 UTC≈2,640 views8 reactionsread 16 September 2026 Waxaad ku dhex socotaa nolosha oo aad rumaysataa, marxalad kasta oo noloshaada ah, in aad qaadatay qaybtaada farxadda iyo raynaynta, ilaa aad ka hesho jidka waxa kaa yaabinaya saaxiibo cusub, guulo yaryar, hadiyado iyo hadiyado rabaani ah, farxado kala duwan oo aad adigu leedahay. ma filanayn mana sugin, haddaba waxaad ogaataa in farxaddu ay leedahay nasasho, farxadaha qaybteeduna aanay dhammaanayn, waxaadna leedahay…
❤7👍1
Signed Umu Sidra
20 Feb 2024, 05:34 UTC≈2,580 views1 reactionsread 16 September 2026 Video
Video, posted without a caption
👍1
Signed Asma Cabdifatax
19 Feb 2024, 15:33 UTC≈3,060 views44 reactionsread 16 September 2026 Shaqadaada adagi: waa riyada qof kasta oo shaqo la'aan ah
Ilmahaaga xanaaqsani: Waa riyada qof kasta oo aan haysan ilmo
Gurigaaga yari: Waa riyada qof kasta oo guri la'aan ah
Haysashada lacagta yari waa riyada qof kasta oo dayn lagu leeyey
Caafimaadkaagu: waa riyada bukaan kasta
Dhoola cadeyntaadu: waa riyada qof kasta oo murugsan
Ilaahay ha ku xafido: waa riyada qof kasta oo qaawan
Xataa daacadnimadaadu: waa riyada …
❤33👍10🔥1
Signed Asma Cabdifatax
Channel name was changed to «Bulsho kaabe»
Showing the 12 most recent of 14 posts we hold for @Bulshokabe. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.