7 Sept 2024, 07:05 UTC≈2,680 views33 reactionsread 7 August 2026 Soomidda laba maalmood isbuucii waxay kor u qaadaa caafimaadka maskaxda iyo weliba dareenka nafsadeed. Marka qofku soomo, waxaa yaraada hormoonka cortisol, oo mas'uul ka ah cadaadiska iyo walbahaarka, taas oo keenta in qofku dareemo degganaan iyo nasasho maskaxeed. Sidoo kale, soonka waxaa lagu yaqaan inuu kordhiyo soo saaridda hormoonka BDNF, kaas oo muhiim u ah kobcinta iyo ilaalinta unugyada maskaxda, una fiican x…
👍21❤9🕊3
Signed Moha Quruj
6 Sept 2024, 03:57 UTC≈2,550 views11 reactionsread 7 August 2026 Photo
Hadaba Sheeg Cilladaan Waxa Loo Yaqaano?
Qeybta Comentska Ka Aqriso!!!.
❤11
Signed Moha Quruj
1 Sept 2024, 17:30 UTC≈2,370 views12 reactionsread 7 August 2026 🩺 Galmada inta aad samaynayso ma dareentaa culees kaasoo fuula xabadka ama in xabadku ku xanuuno? 👇
🩺Inta lagu jiro galmada, haddii aad dareento xanuun ama culeys ku fuula xabadka, waa calaamad muujineysa yaraanta oxygen-ta jirka, taasoo sababi karta culeys dheeraad ah oo ku yimaada wadnaha.
🩺Tani waxay keeni kartaa in wadnaha uu xanuuno ama uu ku yimaado barar, taasoo u baahan in si degdeg ah loo joojiyo hawsha.
…
❤11👍1
Signed Moha Quruj
22 Aug 2024, 17:07 UTC≈2,060 views15 reactionsread 7 August 2026 Photo
Toonta oo la mariyo cirridka dhaawacan waxay caawisaa in ay bogsato oo ay yareyso bararka cirridka.
Inkastoo dad badan ay u isticmaalaan toonta sida dhadhan iyo daawo dabiici ah oo cudurada laga hortago, waxaa jira aragtiyo sheegaya in toonta si toos ah loo mariyo cirridka ay ka caawiso dhimista caabuqa iyo xanuunka.
Maadada allicin ee toonta ku jirta ayaa leh astaamo lid ku ah bakteeriyada, taasoo la rumeysan yah…
👍6🙏6❤3
Signed Moha Quruj
21 Aug 2024, 18:28 UTC≈1,890 views11 reactionsread 7 August 2026 Haben wanagsan Asxaabta!!
Laba meelood kudadaal
Ilaalinta sharaftaada iyo
Ilaalinta cafimadkada...
🕊9👍2
Signed Moha Quruj
20 Aug 2024, 14:19 UTC≈1,920 views10 reactionsread 7 August 2026 Photo
Qajaarku wuxuu si weyn gacan uga geystaa miisaan dhimista, waa khudaar uu qofka isku caateyn karo isagoo nafaqooyin badan oo muhiim ah ka helaya.
Share dheh si Asxaabtada uga faaideystaan..
🐳6❤4
Signed Moha Quruj
19 Aug 2024, 19:31 UTC≈1,830 views6 reactionsread 7 August 2026 Dooqo Jawaabta Saxda Ah
Maxay tahay faa'iidada ilaalinta nadaafadda shakhsi ahaaneed?
😮 Waxay ka hortagtaa cudurrada faafa!!
❤️ Waxay hagaajisaa caafimaadka guud!!
😥 Waxay kordhisaa kalsoonida shakhsi ahaaneed!!
Share dheh si Asxaabtada uga faaideystaan..
🥰5❤1
Signed Moha Quruj
18 Aug 2024, 12:01 UTC≈1,780 views18 reactionsread 7 August 2026 Photo
Taleefanka gacanta marka uu qofku agta dhigto xilliga jiifka, shucaaca uu soo saaro wuxuu sababi karaa xaalado caafimaad darro. Cilmi baarisyo kala duwan ayaa muujinaya in shucaaca elektromagnetic-ka ee taleefannada saameyn ku yeelan karaan maskaxda, wadnaha iyo caafimaadka guud. Waxaa lagu taliyay in taleefanka la dhigto meel ka fog jirka xilliga hurdada si loo yareeyo khatarta caafimaad.
Share dheh si Asxaabtada u…
❤13👍3😱2
Signed Moha Quruj
17 Aug 2024, 09:40 UTC≈1,620 views6 reactionsread 7 August 2026 5 shey aad u baahantahay inaad ka ogaato cudurkaan halista ah MPox (MonkeyPox)
1. Waxa sababa iyo Faafitaankiisa: MPox waxaa keena fayraska monkeypox, oo ka tirsan qoyska orthopoxvirus. Waxaa laga qaadi karaa dadka ama xayawaanka la jiran fayraskan, waxaana lagu kala qaadaa xiriir toos ah oo maqaarka ah, dheecaanka jirka, ama waxyaabaha fayraskan ku sumoobay.
2. Calaamadaha: Calaamadaha waxaa ka mid ah qandho, mada…
❤4👍2
Signed Moha Quruj
16 Aug 2024, 09:01 UTC≈1,530 views8 reactionsread 7 August 2026 Photo
Cudurkaan Halista Ah Maxaa kala socotaa
Xarunta Afrika ee Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurrada (Africa CDC) ayaa ku dhawaaqday in faafitaanka cudurka Mpox uu yahay Xaalad Degdeg ah oo khatar ku ah Caafimaadka Qaaradda, taasoo ah tii ugu horreysay tan iyo 2017. Waqtigan ayaa cudurka ku faafay 12 dal oo Afrikaan ah, iyadoo la xaqiijiyay 2,863 kiis iyo 517 dhimasho ah oo kaliya sanadkan 2024, taasoo muujinaysa sida degd…
❤7👍1
Signed Moha Quruj
15 Aug 2024, 16:50 UTC≈1,420 views4 reactionsread 7 August 2026 Photo
Sweden ayaa maanta xaqiijisay in gudaha dalkaa laga helay kiiskii u horreeyay ee fayruska Mpox, oo loo yaqaanno furuqa daanyeerka, sida uu ku dhawaaqay wasiirka caafimaadka iyo arrimaha bulshada, Jakob Forssmed.
❤4
Signed Moha Quruj
15 Aug 2024, 03:07 UTC≈1,450 views13 reactionsread 7 August 2026 Xubinta Ragga Weynideeda iyo Yaraanteeda Ma Ku Xiran Tahay In Uur Xaaskiisu Dhaqso Qaado iyo In Kale?
Xubinta ragga weynideeda ama yaraanteeda si toos ah uma saameyso in Uur Haweyneeda qaado iyo Inakale. Uur qaadistu waxay ku xirantahay dhowr arrimood oo caafimaad iyo nololeed, oo ay ka mid yihiin:
1. Tayada Shahwada: Tayada iyo tirada shahwada ayaa door muhiim ah ka ciyaara uur qaadista.
2. Waqtiga Galmada: Galma…
👍7❤5🔥1
Signed Moha Quruj
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @BarashadaCafimadka. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.