29 Oct 2024, 10:37 UTC≈31,600 views285 reactionsread 16 August 2026 Waraka
AS ayas xalay #dagaal culus ku qaadeen #saldhiga ciidanka dowladda ee #Suuqa_xoolaha ee degmada #Qansaxdheere.
AS ayaa xalay #dagaal culus ku qaadeen #xerada ciidanka #dowladda ee deegaanka #Baarka ee duleedka magaalada #Kismaayo.
AS ayaa xalay #dagaal culus ku qaadeen #saldhiga ciidamada dowladda ee degmada #Xudur.
AS ayaa dagaal culus ku qaadeen #xerada Kufaarta Afrikaanta ee degmada #Qoryooley
AS ayaa …
👍130❤88🥰21👎16🤮15😁15
28 Oct 2024, 12:26 UTC≈26,700 views50 reactionsread 16 August 2026 Warka Manta
Howlgal #qorsheysan oo AS ay ka fuliyeen degmada #Kaxda ee magaalada #Muqdisho waxey ku dileen askari ka tirsanaa ciidanka #Bangarafta ee sida gaarka ah u tababaratay dowlada #Mareykanka kaasi oo lagu magacaabi jiray #Suleymaan_Xasan.
AS ayaa #weerar jidgal ah u dhigeen #kolanyo a tirsan ciidanka #Kenya oo ku socdaalayay duleedka deegaanka #Dhamase ee degmada #Lafeey ee gobalka #Mandheere, wararka ayaa…
👍22❤18👏10
27 Oct 2024, 12:03 UTC≈21,600 views40 reactionsread 16 August 2026 Kusoo biir Kanaalka Cusub ee wararka Caalamka
Gaar ahaan bariga dhexe si gaar ah aan u soo galin doono
http://t.me/soomaaliya3
👍22❤7😁6👎5
27 Oct 2024, 10:35 UTC≈20,300 views27 reactionsread 16 August 2026 Faahfaahin:
Warar soo baxayo ayaa xaqiijiyey in 2 askari oo ciidanka dowladda lagu dilay 3 askari kalena lagu dhaawacay, weerarkii culus oo ay AS maanta ku #qaadeen xerada ay ciidanka Jubbaland ku leeyihiin degaanka #Birta_dheer ee dhaca duleedka magaalada #Kismaayo ee Jubada_hoose
Waxii kuso kordho
La soco
@wararka2
❤18👍6🔥3
27 Oct 2024, 05:23 UTC≈19,000 views28 reactionsread 16 August 2026 AS ayaa dagaal kula #wareegay #xerada askarta dowladda goboleedka #Jubbaland ay ku leeyihiin degaanka #Birta_Dheer ee ku yaalla #duleedka magaalada #Kismaayo, waxaana jira khasaare nafeed
Waxii kuso kordho
@wararka2
👍14❤9🔥5
26 Oct 2024, 17:01 UTC≈20,500 views40 reactionsread 16 August 2026 Video
Dowladda Shiicada iiraan ayaa burburisay Masjidka Alfaaruuq ee kuyaal bartamaha magaalada Tahran, Masjidkan wuxuu ahaa midka ugu weyn ee ay leeyihiin muslimiinta sunniga ee Iiraan ku nool.
Shiicada ayaa cadaawad gaamurtay uqaba muslimiinta
👍16🤬11😭6💔4❤2🔥1
26 Oct 2024, 12:29 UTC≈16,000 views29 reactionsread 16 August 2026 Photo
Waa qaar kamid ah, dadkii ku dhintay Qaraxii Degmada #Kaaraan ee Muqdisho Lagula #Beegsaday Goob Isku Imaatin ah oo Ay Ku sugnaayeen saraakiil iyo askar dowladda ka tirsan.
❤17👍6😁3🔥2👎1
26 Oct 2024, 12:11 UTC≈16,100 views14 reactionsread 16 August 2026 Faahfaahin
Qaraxii saaka aan sheegbay oo lagu #weeraray guri uu magaalada Baladweyne ku leeyahay #sarkaal lagu magacaabo #Ibraahim_Deefow,
#Qaraxaas waxaa ku #dhaawacmay 3 askari oo uu ku jiro #Qowdhan oo ah afhayeenka maamulka la baxay #Hiiraan_State.
❤11👍3
26 Oct 2024, 12:07 UTC≈14,700 views14 reactionsread 16 August 2026 War Cusub
#Qarax lala beegsaday ciidamka dowladda oo ka dhacay #Muqdisho gaar ahaan degmada #Kaaraan, xaafada #Cali_Geedi ayaa waxaa ku #dhintay Ugu yaraan 5 askari oo katirsan halka 7 kalena lagu #dhaawacay, waxaa kamid ah dadka ku wax yeelobay #sarkaal dowladda ka tirsan.
❤10👍4
26 Oct 2024, 05:54 UTC≈13,900 views12 reactionsread 16 August 2026 Warka Saaka
AS ayaa qarax ku #buriyay guri uu magaalada #Baladweyne ka dagan yahay sarkaal lagu magacaabo #Ibraahim_Deefow oo katirsan Dowlada.
Sido kale waxaa xalay la weeraray, #xerada ay askarta maamulka la baxay #Koonfur_galbeed ku leeyihiin, degmada #Waajid oo katirsan gobalka #Bakool.
👍9👎3
26 Oct 2024, 05:51 UTC≈13,600 views14 reactionsread 16 August 2026 Wararka Saaka
Weerar #qarax ah ayay AS ku qaadeen Gaari #Cabdi_Bile ah oo ku sugnaa isgoyska Xoosh ee degmada Dharkenley, gaarigaas waxaa wateen askarta #Dowladda gaar ahaan kuwa #Sirdoonka.
Qaraxa ayaa gabi ayaanba #burburiyay gaariga, waxaana #dhimasho iyo #dhaawac u qeybsamay askartii saarneed.
👍14
26 Oct 2024, 04:59 UTC≈13,000 views9 reactionsread 16 August 2026 Faahfaahin
Waxaa la helayaa Tafaasiil #dheeraad ah ayaa laga helayaa #madaafiic lagu garaacay #xerada ciidanka Xabashida #Itoobiya ee garoonka magaalada #Beydhabo.
Waxaa madaafiicdaasi ku baqtiyey 3 askari oo #Itoobiyaan ah, halka lagu #dhaawacay mid kale.
❤8👎1
Showing the 12 most recent of 18 posts we hold for @wararka2. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.