2 Feb 2026, 20:03 UTC≈2,620 views15 reactionsread 29 September 2026 Photo
XASUUSIN
Caawa waa 15-ka Shacbaan. Waa habeen aad iyo aad u qiimo badan Caawa dunidu waxay ku neefsanaysaa neecaw naxariis leh. Waa habeenka Albaabada Samada la furo, oo addoomada loogu baaqayo Ma jirtaa cid dambi dhaaf i wayddiisanaysa oo aan u dambi dhaafo? Ma jiraa mid iga doonaya risiq oo aan irsaaqo? Sida Inoo Sheegay Rasuulka (ﷺ)
Habeenkani ma ahan kaliya habeen xasuusin, waa
1=Habeenka Cafiska Iska nadiifi …
❤15
Signed Hasaawe Qurxiye
23 Sept 2025, 18:12 UTC≈3,710 views5 reactionsread 29 September 2026 Photo
Socodkii gacanta aan
is haynay wuxuu ahaa
jidkii farxadda.❤️
❤5
Signed Hasaawe Qurxiye
23 Sept 2025, 16:00 UTC≈3,570 views2 reactionsread 29 September 2026 “Waxaan ku riyoon jiray in aan habeenkii kula cabo shaah, runtii waxa aan ula jeedaa in aan noqono lammaane kula wadaaga farxad iyo raynrayn. I aamin gacaliso waxa ay qalbigayga ka dhigtay mid degan, xattaa adiga o iga fog. Ma ahan jacaylkaagii ayaa yaraaday e waa jacaylkaagii ayaa kordhay gacallo.”
~Mahmoud Darwiish
❤2
Signed Hasaawe Qurxiye
4 Aug 2025, 19:50 UTC≈3,830 views9 reactionsread 29 September 2026 Photo
🔸Isbedelka noloshaadu wuxuu bilaabmaa marka aad bedesho habka aad wax u aragto.
🔸Fekerkaaga xalay wuxuu noqon karaa noloshaada berri.
– Qorshaha maanta ayaa dhisa berri.
🔸Awoodda maskaxdu waa sida muruqa: markasta oo aad isticmaasho, wuu sii xoogeysanayaa.
❤7🔥2
Signed Hasaawe Qurxiye
16 Jun 2025, 19:15 UTC≈4,290 views1 reactionsread 29 September 2026 Photo
Waan necbahay sugidda, laakiin waan sugi doonaa si kasta oo ay u qaadato haddii natiijadu adiga tahay...) ❤️
🔥1
Signed Hasaawe Qurxiye
16 Jun 2025, 03:01 UTC≈3,890 viewsread 29 September 2026 Photo
Photo, posted without a caption
Signed Hasaawe Qurxiye
16 Jun 2025, 03:00 UTC≈3,670 views8 reactionsread 29 September 2026 Marka aad 4 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aadan dharka iskaaga kaadinin.
Marka aad 8 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad garanayso waddada gurigaaga tagta.
Marka aad 12 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad saaxiibbo leedahay.
Marka aad 18 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad haysato laysanka gaariwadista.
Marka aad 23 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad jaamacad ka qalinjebisay.
Mar…
❤8
Signed Hasaawe Qurxiye
14 Jun 2025, 20:09 UTC≈2,910 views3 reactionsread 29 September 2026 Photo
Talooyinka dhaxalgalka ah ee uu inooga tagay Allah ha u naxariistee filosafkii iyo caalamkii waynaa ee ree Masar, Dr Ibrahim Al Fiqi, waxaa kamid ah.
1. Hurdo kugu filan seexo
2. Saacada ku buuxso oo salaada subax u kac kuna celceli digriga subaxdii
3. Qofka ugu horreeya ee aad aragto qoyskaaga kelmad wanaagsan ku dheh oo sabab u noqo dhoollo cadeyntiisa
4. Qofna waxba ha ka sugin.
5. Istaaqfurulayso 1000 jeer
6. Ha…
❤3
Signed Hasaawe Qurxiye
13 Jun 2025, 21:56 UTC≈2,760 views5 reactionsread 29 September 2026 Qalbigaygu mar walba wuxuu u furan yahay inuu helo codkaaga."❤️👣🫀
Hadalkaagu waa muusiko dejin kara qalbigayga,💡🌹🫂❤️😘
❤5
Signed Hasaawe Qurxiye
29 May 2025, 18:41 UTC≈3,090 viewsread 29 September 2026 Photo
Photo, posted without a caption
Signed Khadar Timo Qalpinageeye
29 May 2025, 18:41 UTC≈3,060 views11 reactionsread 29 September 2026 Quruxdu Waa Qalbiga❤️
🧑💻 Wiil iyo Gabadh ayaa isku bartay Facebook.
📱 Maalin kasta way wada sheekaysan jireen saacado badan.
❤️ Wiilkii wuxuu la dhacay gabarta, si dhab ah buu u jeclaaday.
💍 Wuxuu go’aansaday inuu guursado, waayo xaaladdiisa nololeed way fiicnayd.
❗ Laakiin weligii ma uusan arkin gabarta – xiriirkoodu wuxuu ahaa internet oo kaliya.
👀 Maalin ayuu weydiiyay in ay is arkaan
📍 Waxay ku ballameen in ay…
❤11
Signed Khadar Timo Qalpinageeye
25 May 2025, 15:29 UTC≈2,750 views7 reactionsread 29 September 2026 Photo
Ma ilaawo hawraarsaneey
Hadaladadiye.
Ma ilaawo hamigan lahayn wuu hirgalayaaye .♥️
❤7
Signed Hasaawe Qurxiye
Showing the 12 most recent of 16 posts we hold for @hasaawequrxoon. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.