18 Jun 2025, 12:43 UTC≈20,300 views22 reactionsread 8 August 2026 Playlist-gan waxaa ku midaysan badan ilaa hadda 70 muuqaal oo ku saabsan taariikhdii shirkii Carta oo laga waraystay dadkii shirkaas joogay oo ugu horreeyo madaxwaynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana waraysiyadan qaadday xarunta Horumarinta Hoggaaminta Dhaxalreeb, waxaan idiin la soo wadaagay si aad uga faa'iidaysataan.
https://youtube.com/playlist?list=PLkro0Kjm_vIlaZa1bE13pzbprEnCmV0KH&feature=shar…
❤22
29 Apr 2024, 09:24 UTC≈29,200 views76 reactionsread 8 August 2026 Nin iyo xaaskiisa oo sadax caruur ah isuhayay, ayaa ku heshiiyey inay kalataggaan.
Maxkamadii markii ay taggeen, ayuu xaakimkii weydiiyey. Sida ay doonayaan inay caruurta sadaxda ah u kalaqaataan.
Dood dheer kadib. Reerkii waxay ku heshiiyeen inay dib u noqdaan si ay cunug afaraad u dhallaan. sanad kadibna ay maxkamada kusoo noqdaan.😀😀😀😀
😁54❤14👍7🔥1
7 Apr 2024, 23:28 UTC≈24,800 views17 reactionsread 8 August 2026 Photo
Waxaa Caawa soo gabagaboobay Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka.
Sanadkaan waxaa kaalinta 1-aad galay tartameyaasha degmada Laascaanood ee Gobolka Sool, waxaana kaalinta 2-aad ku guuleystay tartamayaasha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, halka kaalinta 3-aad ay sanadkan ku guuleysteen tartameyaasha Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.
SN TV
❤11👍6
31 Mar 2024, 15:58 UTC≈18,000 views28 reactionsread 8 August 2026 Xigasho Liibaan Cabdi
Gabdhoow Guurka hala fududeeyo.
———————-
Fadliga Bisha Barakeysan ee Ramadan si aan uga faaideysano, Salaada Casar marki laga baxo aniyo iyo jamaaco aan 10 ka badneyn Masjidka ayaan ku harnaa, waxaan galnaa Subac Hooris.
Galabti Sabtida, Albaabka hore Masjid waxaa soo garaacay 3 wiil oo South Sudanese 🇸🇩 Muslim ah, Maamulka Masjidka oo subaca nagula jiray ayay gooni ula baxay, mid kamida wiila…
👏11👍9❤8
11 Mar 2024, 12:12 UTC≈13,600 views24 reactionsread 8 August 2026 Xigasho Bishaar M. Maxmed.
Soonqaad Wanaagsan: 1
Soomaali iyo Nolosheed: 1
Muddo saddex biloood dhan buu yiillay cusbitaalka. Nasiibxumo, xanuunkiisa waa loo maaro waayay. Cudurka haya, daawo suuxisa mooyee mid salka hoose ka murta, weli aqoonta dadku ma ayna gaadhin. Intii la karo uun baa la yaalaaye, wuxuu dulsaar ku ahaa daawooyinkaas ladnaanshaha mooyee wax kale aan ugu fillayn. Muddo sannado aha ayuu cudurkan…
❤11👍11👎1🥰1
23 Feb 2024, 17:58 UTC≈9,700 views5 reactionsread 8 August 2026 “Marka aad quraanka akhriyeyso Eebe ka magan gal sheydaanka la fogeeyay,Sheydaanku wax awood ah kuma lahan Dadka Eebe rumeysan ee Alle talo saaranaya,kaliya sheydaanku wuxuu awood iyo amar ku taagleyn ku leeyahay Dadka isaga talo saaranaya iyo kuwa Alle u shariik yeelaya ee awooddii Alle kaliya lahaa sheydaan wax ka siinaya”.
Walaal ogow cudur iyo caafimaadba Allaa kuu haya,asbaabta ay ku yimaadaan iyo dawadoodaba …
👍3❤2
23 Feb 2024, 17:58 UTC≈10,800 views13 reactionsread 8 August 2026 "إِنَّ هَٰذَا الْقُرْآنَ يَهْدِي لِلَّتِي هِيَ أَقْوَمُ "
"Quraanka kanu wuxuu idinku hagayaa hadba tabta ugu toosan ee ay noloshiina ku tanaadi karto”.
Quraanka adaa isku akhrin kara ama u yeeran kara cid kugu akhrisa oo sidiisa ayuu dawo la tijaabiyay u yahay,lkn waa inaadan aaminin wixii uu kaa waaninayay oo ah inaad aaminto in jiman iyo duulal qarsoon oo daciif ah ay adiga wax kuu dhimi karaan oo ay cudur iyo caa…
❤7👍6
23 Feb 2024, 17:58 UTC≈7,460 views10 reactionsread 8 August 2026 Xigasho Qoraa . Cabdulaahi M. Xuseen
JINNI KUMA DHEX DAGI KARO,WAXNA KUUMA DHIMI KARO!!!!
Jini iyo Insi Ilaahay baa Dunida ku wada abuuray inay is galaan oo uu midkood kan kale galana looguma talo galin,mana jiro nas kaliya oo diini ah oo cad oo saxiix ama sariix ah oo si saani ah u sheegaya in Jinigu Insiga gali karo oo uu jirkiisa dheehi karo.
Kaliya Diintu waxay na bartay in Sheydaanku oo asalkiisa jiniga ka tir…
❤6👍4
21 Feb 2024, 15:19 UTC≈6,230 views7 reactionsread 8 August 2026 Video
Ubadkaas cadaalad waa in helaan.
😢4🤔2👍1
11 Feb 2024, 18:18 UTC≈6,680 views9 reactionsread 8 August 2026 23 Boqortooyo/Imbaraadooriyad ugu caansan uguna awooda badan Taariikhda Afrika.... Ogow qofka aad tahay
1) Boqortooyada Songhai (1401-1600) - Niger 🇳🇪, Mali 🇲🇱, Mauritania 🇲🇷, Senegal 🇸🇳, Nigeria 🇧🇫, iyo Ivory Coast 🇨🇮, Chad 🇹🇩
2) Boqortooyada Kemet iyo Kush in ka badan 11k taariikh ka hor 1nvaders - Masar 🇪🇬
3) Boqortooyada Ile-Ife ee Weyn (300 - 500 BC) 🇳🇬
4). Boqortooyada Great Igala/Attagara (800BC - 17…
👍7❤2
9 Feb 2024, 11:39 UTC≈6,130 views13 reactionsread 8 August 2026 Video
Arintu fahay ka baxday😂
😁8👍5
3 Feb 2024, 21:08 UTC≈6,100 views18 reactionsread 8 August 2026 Video
Noloshu waa is fahan
😁12❤3👍3
Showing the 12 most recent of 17 posts we hold for @Sheeko_Channel. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.