20 Jul 2026, 04:46 UTC70 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
•Waa inaad aamintaa in ay hadafyadaadu yihiin kuwa la gaari karo, markaad taas rumaysato, maskaxdaadu waxay raadisaa habab aad ku rumeyn karto kuna gaari karto guul,🥇 balse hadii aad iska dhadhiciso in ay culus tahay inad rumeyso hadafyadada ogoow waligada ma guulay sanaysid, wanaji malahaada, Ku kalsonow Boqorkada☝♥️
•Qaado Go Aan Adag, isaga tag waxay Nafsadaadu Donayso waayo dadka nafsadooda un latashto oo waxa ay…
❤2
15 Jul 2026, 07:11 UTC103 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
𝙶𝚞𝚞𝚜𝚑𝚞 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚢 𝚞 𝚋𝚊𝚊𝚑𝚊𝚗 𝚝𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚍𝚊𝚍𝚊𝚊𝚕 𝚓𝚘𝚘𝚐𝚝𝚘 𝚊𝚑 ,𝚏𝚒𝚔𝚒𝚛 ɪʏᴏ 𝚡𝚞𝚋𝚗𝚘 𝚍𝚒𝚢𝚊𝚊𝚛𝚜𝚊𝚗 𝚒𝚢𝚘 𝚚𝚊𝚕𝚋𝚒 𝚡𝚘𝚛 𝚊𝚑.✍🏿📚🔏
"𝚖𝚒𝚍𝚗𝚊 𝚡𝚊𝚜𝚞𝚞𝚜𝚗𝚘𝚠 𝚞 𝚜𝚊𝚖𝚒𝚛 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚊𝚍
𝚛𝚊𝚋𝚝𝚘 𝚠𝚊𝚢𝚘 𝚠𝚊𝚊 𝚏𝚊𝚛𝚡𝚊𝚍𝚊𝚊𝚍𝚊 𝚋𝚊𝚛𝚒".🌚
💯2
26 Jun 2026, 06:58 UTC179 viewsread 7 August 2026 •Maanta waa maalmahan ugu fadliga badan isbuuca waxana nala amray inaa badino salliga nabiga (sallallaahu calayhi wasallam)❤️
<Sidoo kale aan Akhrino suuratul-kahfi fadligeedana ay tahay in 2da jimco dhexdooda laguu ifinayo iftiin>
🌼Ha hilmaaminna Saacadaha danbe ee ducada la aqabalo inaa ducaysatid ❤️
23 Jun 2026, 17:19 UTC169 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
🌸Aan ka faaridaysano malinkaa fadliga leh ee nagu aadan soonka aad soontid laguugu dhaafayo sanad danbi Kaa tagay Kuna beeganna maalin khamiista
Waxa kaloo wanaagsan oo Soo aroortay si yuhuuda loo khilaafo in la soomo maalin ka horeesa ama ka danbeesa.
❤1
16 Jun 2026, 04:07 UTC183 views4 reactionsread 7 August 2026 Photo
Sannad cusub oo hijri ah 1/1/1448 iyo bilow cusub Inshaa allah❤️
•Ilaahayow sannadkan cusub nooga dhig sannad kheer iyo barako leh noona danbi dhaaf wixii hore ee naga dhacy oo gaf ah, mustaqbalkeenana mid ifaya ka yeel🤲❤️
❤3🎉1
6 Jun 2026, 08:38 UTC189 views2 reactionsread 7 August 2026 •التفكير الإيجابي يقودك إلى التفاؤل
🌸Fikirka wanaagsani wuxuu kuu horseedayaa yididiilo.💯
Ee noqo qof Hab fikirkiisa qaabeeya
❤1🔥1
31 May 2026, 10:03 UTC213 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
"Mar walba ood naftaada maal-gashato waxaa sare u kaca qiimahaaga"🖤😘
❤1
27 May 2026, 07:25 UTC228 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
عبد الأصحىٰ مبارك🕋
Ilaahay hanaga aqbalo acmaasha wanagsaneed aan sameenay wixii gafa naga dhacyna ilaahay hanoo dhaafo🤲❤️
🎉1
18 May 2026, 03:45 UTC252 views3 reactionsread 7 August 2026 Photo
Waxa inoo bilaabmay maanta maalmahan ugu fadliga badan adduunka oo ah 10ka hore ee dilxijja
• nabigana wuxuu dhahy(ma jiro maalmo ilaahay agtiisa kaga wayn camal la sameeyana oo ka jeclahay maalmahan 10ka ah)❤️
🌸Kuna dadaalna
•akhrinta qur'aanka,badinta xuska alle,inaad soonto hadda awoodid,baari sameenta waalidka, Sadaqada ,qaraabo xiriirinta Iwm
❤3
9 May 2026, 17:01 UTC250 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
•Allah swt. Waxa uu Aayad Quràn ah ku Yiri kaalmeysta Sabarka iyo salaada Alle ma owsan Hor marin salada sidaa darted Sabarku waa Furaha shay waliba❤️
Sabar la Aantii waxba ma Soconayan xaqiiqdii
❤2
2 May 2026, 17:17 UTC252 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
𝗚𝘂𝘂𝗹 𝗱𝗮𝗿𝗿𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗴𝗮𝘁𝗮 𝗰𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝘆𝗮𝗾𝗮𝗮𝗻𝗼 𝗛𝗔𝗞𝗔𝗗( , ) 𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂𝘀𝗶𝗶 𝘄𝗮𝗱𝗮𝘁𝗼 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗴𝘂𝘂𝘀𝗵𝗮, 𝗹𝗸𝗻 𝗛𝗮𝗱𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗶𝘀𝘁𝗶𝗰𝗺𝗮𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗰𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗝𝗢𝗢𝗚𝗦𝗜𝗚𝗔( . ) 𝘄𝗮𝗮𝗱 𝗷𝗼𝗼𝗷𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗴𝘂𝘂𝘀𝗵𝗮 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗮𝗱 𝗻𝗶𝘆𝗮𝗱 𝗷𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆 𝘀𝗯𝗯𝘁𝗼 𝗮𝗵 𝗰𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 ( . ) 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗶𝘀𝘁𝗶𝗰𝗺𝗮𝗮𝗹𝗮𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆.
❤2
21 Apr 2026, 16:46 UTC282 views5 reactionsread 7 August 2026 Photo
Waxkastoo xagga rabi kaaga yimaada ku samir khayr buu Alle kaaga dhigi doonaa inshaa allaah 🍀🌷
❤5
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Qorshaynn. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.