27 Feb 2025, 13:24 UTC745 views2 reactionsread 6 September 2026 https://t.me/BitcoinWelfare_bot/app?startapp=tg_825068731
🚀 Use the DreamStation bot to explore the unlimited potential of TON mining! 🌐
💎 Get the DSC token airdrop now!
💸 Round 1 rewards: +2000 DSC
⚡️ Boost +3 GH/s mining power, accelerate earnings quickly!
💎 Daily earnings: 133 $TON
👍2
Signed Mohaaa Aha
8 Jul 2024, 19:45 UTC≈1,690 views7 reactionsread 6 September 2026 Poll
Hadii Ilamaha Yari Oo 11 Bil Ka yar Ku dhacdo Jadeeco (Measles) Malaga Yaaba Inay Markale Ku Dhacdo Maadama Jadeecada La Yiraahdo Kaliya Hal Mar Bay Qofka Ku Dhacda
- Haaa53%
- Maya47%
Shares as published. No per-option vote count is published by Telegram, so none is shown.
❤3👍2👎1😢1
Signed Binabdillahi Mohamedツ
22 Jun 2024, 17:35 UTC≈1,840 views6 reactionsread 6 September 2026 Sonkorowga iyo Uurka
Diabetes waa cudur uu ku jiro gulukoosta dhiiggaaga, ama sonkorta dhiigga, heerar aad u sarreeya. Marka aad tahay uur leedahay, Heerarka sonkorta dhiigga oo sarreeya uma roona ilmahaaga.
Ku dhawaad 100 ka mid ah 2kii haween ee uurka leh ee ku nool Maraykanka ayaa ku dhaca cudurka macaanka ee uurka. Sonkorowga uurka waa sonkorowga oo dhaca marka ugu horraysa marka haweeneydu uur leedahay. Inta ba…
👍4❤2
Signed Binabdillahi Mohamedツ
19 Jun 2024, 17:30 UTC≈1,460 views2 reactionsread 6 September 2026 Diabetes
Sonkorowga waa cudur uu ku jiro gulukoosta dhiiggaaga, ama sonkorta dhiigga, heerar aad u sarreeya. Gulukoosku wuxuu ka yimaadaa cuntooyinka aad cunayso. Insulintu waa hoormoon ka caawiya gulukoosta inay gasho unugyadaada si ay tamar u siiso. leh nooca sonkorowga 1, jirkaagu ma sameeyo insulin. leh nooca sonkorowga 2, nooca ugu badan, jidhkaagu si fiican uma sameeyo ama uma isticmaalo insulinta. Insuliin k…
👍2
Signed Binabdillahi Mohamedツ
18 Jun 2024, 17:31 UTC≈1,200 views2 reactionsread 6 September 2026 Gulukoos dhiig (Blood Glucose):
Sonkorta dhiigga, ama gulukoosta, waa sonkorta ugu weyn ee laga helo dhiiggaaga. Waxay ka timaaddaa cuntada aad cunayso, waana isha ugu muhiimsan ee jidhkaaga ee tamarta. Dhiigaagu waxa uu gulukoos u qaadaa dhamaan unugyada jidhkaaga si uu tamar ugu isticmaalo.
Diabetes waa cudur ay heerarka sonkorta dhiiggaagu aad u sarreeyaan. Waqti ka dib, gulukoos badan oo dhiigaaga ku jirta waxa…
👍1🔥1
Signed Binabdillahi Mohamedツ
17 Jun 2024, 17:22 UTC≈1,390 views4 reactionsread 6 September 2026 Diabetes mellitus Ama Sokoroowga ama Kaadi Maacaan:
Hadaba Qododan Aan Soo Kuso Taxnay Ba Mid walba Is Dul-istaagayna:
• A1C
• Gulukoos dhiig
• Diabetes
• Sonkorowga iyo Uurka
• Dhibaatooyinka Macaanka
• Sonkorowga Carruurta iyo Dhallinyarada
• Daawooyinka Sonkorowga
• Nooca 1-aad ee Macaanka
• Nooca 2-aad ee Macaanka
• Cuntada Sonkorowga
• Dhibaatooyinka Indhaha Sonkorowga
• Cagaha Sonkorowga
• Cudurka…
👍4
Signed Binabdillahi Mohamedツ
17 Jun 2024, 17:13 UTC≈1,230 views1 reactionsread 6 September 2026 السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
عيدكم مبارك❤️
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
😢1
Signed Binabdillahi Mohamedツ
25 Apr 2024, 17:00 UTC≈1,800 views10 reactionsread 6 September 2026 Asc Asxaabta So Dhawaada Markle isku so noqosho wanaagsan Insha Allah
👍9❤1
Signed Binabdillahi Mohamedツ
26 Jun 2023, 12:00 UTC≈5,090 views34 reactionsread 6 September 2026 Maalinta Carafo Waa Beri I.a.
Waa Maalin Aad U Fadli Badan, Waa Fursad Aad U Weyn Qofka Muslimka Ah Waxa laga Rabaa Inuu Ka Faaidaysto Fursada Maalintan, Waa Maalin Ilaaahay Ka Xureeyo Naarta Adoomadiisa, Waa Maalin Danbiya Oo Dhan La Dhafayo, Waana Maalin Ducada La Aqbalo,
Maalinka Carafa Wuu Yimaaday Ducadeycana Waxay Noqonee Mid La Ajiibay, Waxana Wax Aad Loogu Farxo Eh In Maalinka Beri Ah Alle Imaan Doono Samada…
👍21❤13
Signed Binabdillahi Mohamedツ
13 Jun 2023, 11:53 UTC≈4,150 views41 reactionsread 6 September 2026 Photo
Wacyigelin:
Ilmahaan yar da’ahaan wuxu jiraa 1 sano wuxuuna sugayaa in la jaro gacantiisa midig.(after demarcating)
gacantiisa midig ee qiimaha badan wuxu uwaayay cannula(kaanool) lagu xiray darteed
Wuxuuna isku diyaarin inta noloshiisa ka dhiman naafo-nimo (long life disability) saamayn ku yeelandoonta noloshiisa dambe!.
Badanaa waxa dhacda xirfadlayaasha caafimadka inay dhib ugaystaan bukaankii kaso doontay badb…
👍29❤11🔥1
Signed Binabdillahi Mohamedツ
25 May 2023, 09:35 UTC≈4,520 views20 reactionsread 6 September 2026 Photo
Waxan Ku Faaidaynaa Machine La Yiraahdo Suction Machine Oo Isbitaalada Laga Isticmaalo.
Waa Mashiinka Dhacaanka Ama Dhareerka Ka Soo Nuuga/Qaada Marinka Hawada, Waxaana Loogu Talogalay Inuu So Saaro Waxyaabaha Xiri Karo Marinka Hawada, Sida Waxyaabaha Dhacaanada Dhagdhaga Ah, Xandhuufta Ama Dhareerka, Dhiiga Iyo Dhacaanada Kale Duwan oo ka Yimaada Marinka Hawada Ee Biniaadanka.
Machine kaan Waxu Wax kaso dhuuqaa 3 Me…
👍12❤8
Signed Binabdillahi Mohamedツ
24 May 2023, 17:12 UTC≈3,440 views17 reactionsread 6 September 2026 DHUUSADA/ Aariyada BADAN MAXAA KEENA?
Dhuusada waa wax si dabiici ah u yimaada iyadoo aanan cudur tilmaamin, laakiin waxay noqon kartaa mid xad ka bax ah oo qofka u keeni karta walwal iyo yaxyax khaas ahaan markuu la joogo dad.
Dadku way ku kala duwan yihiin inta jeer ay dhusuaan maalintii, ma jirto tiro go'an oo la rabo qofka in aysan dhuusadiisa ka yaraato ama ka badato.
Maxaa keeno dhuusada caadiga ah?
Qofka m…
👍17
Signed Dr SAM ✪
Showing the 12 most recent of 19 posts we hold for @Baro_Caafimaad. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.